Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kooxaha huwanta Kismaayo oo mamnuucay saxaafadda bilaabayna

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Kooxaha huwanta Kismaayo oo mamnuucay saxaafadda bilaabayna

Postby CoolPoisons » Thu Sep 11, 2008 3:30 am

Kooxaha huwanta Kismaayo oo mamnuucay saxaafadda bilaabayna inay hubka ururiyaan

[2008-09-11 09:11:39] Warar lugu kalsoon yahay oo ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in kooxaha qabsaday huwanta ah ee gacanta ku haya magaalada oo horay magalada bandow ugu soo rogay magaalada ay haatanna amar ku bixiyeen in dhammaan noocyada saxaafada sida idaacadaha iyo wargeysyadu aysan wax war ah magaalada ka tabin Karin. Waxaa sidoo kale sheegeen in magalada hubka laga arruurin doono.

wararku waxay intaas ku daryaan in maalmihii ugu danbeeyay ay magaalada imanayeen diyaaraddo iyo doomo sida la rumaysan yahay siday hub iyo daawooyin, kuwaas oo qaarkood si gaar ah loo illaalinayeey. Waxaa kaloo diyaaraduhu keeneen wafti ballaaran ururka dib u xoreynta garabka Asmara ka tirsan.

Maalmihii ugu danbeeyay waxaa magaalada ka dhacayeey dilal qorshaysan iyo mudoharaadyo looga soo horjeedo dilalka dadka ra'yidka ah.

Dadweynaha magaalada oo horey ay u haysatay dhibaatooyin ka soo gaaray dagaallo, abaaro iyo sixir-barar ayaa hadda bilaabay in ay qaxaan.

Magaalada Kismaayo waxay gacanta u gashay kooxo islaamiyiin u badan oo ka xoog roonaaday maamul-beelleed horay gacanta ugu hayeey kadib dagaal ay ku dhinteen ku dhawad 100 dhimasho ah iyo illaa 150 dhaawac ah, kuwaas oo isu diyaariyeey in ay soomaan Bisha barakaysan ee RAMADAAN.

Waxyaabahani waxay dhacayaan xilli kooxihi magalada wada qabsaday ay isku khilaafeen maamul magaalada loo dhisay.

Isku soo wada duub oo lama odorosi karo xaaladda Kismaayo waxay ku danbayn doonto.

A. Gurato

http://allwariye.com/actiontools/getThi ... hp?id=1006

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Kooxaha huwanta Kismaayo oo mamnuucay saxaafadda bilaabayna

Postby CoolPoisons » Thu Sep 11, 2008 3:30 am

the terrorists are getting help from Eritrea

Mujahid Hirale will karbash them soon


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests