Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Hogaanka dhaqanka Sade ee J/hose oo dhaliilay warsaxaafee

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Hogaanka dhaqanka Sade ee J/hose oo dhaliilay warsaxaafee

Postby CoolPoisons » Tue Sep 16, 2008 9:26 am

Hoggaanka dhaqanka beesha Sade ee gobolka J/hoose ayaa dhaliilay oo caro ka muujiyey war saxaafeed shalay ay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaas ka soo saareen guddi la sheegay in uu yahay guddiga dhaqanka iyo siyaasadda beesha Kablalax, kaasoo qaar kamid ah qodabadii ku qornaa qaab sarbeeban loogu weeraray maamulkii beesha Sade ee magaalada Kismaayo ka talin jiray.

Kulan ay maanta magaalad Kismaayo ku yeesheen odayaasha dhaqanka beesha Sade ee J/hoose ayey ku sheegeen kulankooda in ay dhaliilsan yihiin qaar kamid ah qodabada lagu xusay war saxaafeed lix qodab ka koobnaa oo shalay laga baahiyey saxaafadda gudaha dalka, kaasoo ay soo saareen guddiga dhaqanka beesha Kablalax, odayaasha Sade ayaa sheegay in qodaba ay kamid yihiin 10 sano dhibaatoyin ay ka jireen magaalada Kismaayo oo iminka soo afjarmay ay tahay arrin ay la yaabeen sababaha 18 sano 10 sano oo Kismaayo xakunkeed ay beesha Sade heysay looga takooray.

Kulanka kadib ayaa wariyeyaasha waxaa la hadlay sida ay wararku nagu soo gaarayan Nabadoon Cabdi Warsame Gurux oo xubin ka ahaa golihii beesha Sade ee talada lagala wareegay, Nabadoonka ayaa sheegay in carab dalab uu ku jiray ay tahay in 10 sano la yiraahdo dhibaato ayaa lagu hayey bulshada Jubbooyinka. ''Beesha Kablalax waxaa warqadooda ku qorneyd dhibaatooyinkii dadka deegaanka lagu hayey 10 sano waa ay soo afjarmeen, arrintaas waa arrin aan loo baahneyn in 18 sano ee burburka 10 sano laga faquuqo waa arrin aanu ka xunahay'',ayuu yiri Nabadoon Gurux.

Oday dhaqameedkaa ayaa sidoo kale ka hadlay taageero war saxaafadeedka ka soo baxay beesha Kablalax loogu muujiyey shir ka soconayo magaalad Bu'aalle oo Nabadoon Cabdi Warsame Gurux uu ku tilmaamay ayidaada shirkaasi la siiyey mid aan laga fiirsan, isagoo shirkaas ku sheegay mid beesha Sade looga soo horjeeda oo cadawtinimo sida uu odaygan hadalka u dhigay loogu muujinayo.

C/wali Xasan Geesey

Gedoweb Online

Liverpool, UK.

http://www.gedoweb.com/index/modules.ph ... le&sid=771

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests