Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kismayo oo tacadiyo ka dhana bini-aadamnimada laga wado

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Kismayo oo tacadiyo ka dhana bini-aadamnimada laga wado

Postby CoolPoisons » Fri Oct 03, 2008 8:06 pm

Kooxaha sheegta Islaamiyiinta Somalia ee isugu jira Dugsigga Kambooni iyo Shabaabka Caalamiga ayaa lagu eedeyay inay ku kaceen tacadiyo ka baxsan bini-aadamnimada iyo diinta Islaamka ,sida ay wada qireen Hay'adaha Samafalka,Weriyeyaasha iyo dadweynaha Jubooyinka.

Maamulka Hassan Turki ee ka arrimiyo Kismayo waxay goowraceen sedex nin oo ay guryahooda kala baxeen kuwaas oo aan la ogayn dimbiyada ay galeen,sidoo kalena waxay degaanadaas ka mamnuuceen,qaadka,Sigaarka,goobaha ciyaaraha lagu daawado iyo baahinta wararka madaxa banaan ee Saxaafadda.

Weriyeyaal Somalia oo la shaqeeynayay Wakaaladda Wararka IRIN, Idaacadda Codka Mareykanka iyo Warbaahino Caalamiya ayaa naftooda kala baxsaday Kismayo ka gadaal markii kooxaha sheegta Islaamiyiinta Jubooyinka dul dhigeen baaqyo hanjabaad huwan oo faraya inay joojiyaan wararka ay siiyaan Warbaahinada reer galbeedka.

Weriyeyaal iyo Shaqaale samafalayaala ayaa cabsi darteed joojiyay shaqooyinkooda,iyadoo laga yaaba inay isaga baxaan Kismayo sababa la xiriira amaankooda.

Xoogaga Kismayo heysta waxay burburin ku bilaabeen kaniisad qadiimiya taas oo ka qeyb noqotay falalka lagu eedeynayo ee ka baxsan xeerarka Caalamiga iyo Diinta Islaamka maadama la reebay in xad gudub lagu sameeyo cid aan dimbi gelin gaal iyo Muslim.

Hassan Abdullahi Fiixi oo loo yaqaan Hassan Turki ayna hoos tagaan xoogaga heysta Kismayo wuxuu todobaadkii la soo dhaafay hadal aan la maleeysan ku gaaleeyay hogaamiyeyaal ku xeeldheer Diinta Islaamka ayna ka mid yihiin Xasan Dahir Aweys iyo Shariif Sheik Ahmed.

Horjoogayaasha kala tegay ee golahii Maxaakiimta waxay caan ku ahaayeen inay Gaalnimo ku xukumaan cidii khilaafto aragtidooda hasse yeeshee hada waxaa muuqato in Ciyaarta dhexdooda ka bilaabatay,waxaana laga yaabaa inaysan sheekada ku ekaan labada nin ee Hassan Turki ku riday xukunkiisa.

Diinta Islaamka ma qabto in qof Muslima lagu tilmaamo Gaal,waxaana Xadiis saxiixa uu leeyahay, " HADAAD QOF GAAL TIRAA,WAA INUU YAHAY GAAL,HADII UU MUSLIM YAHAYNA ADIGAA NOQONAYA GAAL"

http://waagacusub.com/news/kismayu.htm

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Kismayo oo tacadiyo ka dhana bini-aadamnimada laga wado

Postby The_Patriot » Sat Oct 04, 2008 3:44 pm

Sice when did you rely on hutu news?
:lol: :lol: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests