Sida ay xaqiijinayaan weriyeyaasha Realgedo, Guddoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Xuseen Cabdi Ismaaciil ayaa wuxuu galabta soo gaarey magaalada xarunta u ah dalka Kenya ee Nayroobi.
Safarka Guddoomiyaha ayaa wuxuu ku soo baagmayaa xilli ay dadkii Gobolka Gedo ee uu guddoomiyaha u ahaa ay ku jiran xaalad nololeed iyo mid nabad-gelyo oo aad u qallafsan. Guddoomiye Farey ayaanan wax go'aan ah horay uga qaadan mawqifka uu ka taagan yahay colaadaha laga abaabulayo Gobolka Gedo.
http://www.realgedo.blogspot.com/


