Ar kuwaaney wasakh waaye. Awelaa waxaa la yiri:
Nin oday ah oo Reer Dhuudhuu ahaay aa waxaa lagu yiri: Gaaladi (Talyaani) waa guurtay.
Odaygii: Reer Siyaad ma raaceen?
Dadkii: Maya.
Odaygii: Aniga gaalkaygi waas joogaa!
Bal waxaay ku kacaayiin arag:
http://realgedo.blogspot.com/2008/10/sh ... awiye.html


