Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

AUN Dahir Yusuf Marehan

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

AUN Dahir Yusuf Marehan

Postby CoolPoisons » Wed Oct 29, 2008 3:38 am

TAARIIKH NOLOLEEDKII DAHIR YUSUF MAREEXAAN. Dahir Yusuf Mohamud wuxuu kudhashay magaaladda Muqdisho ee caasimadda Somaliya taariikhdu markey aheyd 1930kii. Waxbarashadiisii wuxuu ku qaatay dalka Somaliya iyo waddamo badan oo dibadda ah.

Waxbarashadii dugsiga hoose dhexe iyo sare wuxuu kudhamastay Somaliya. 1954 -1963 dii waxbarashadiisii ilaa heer jaamacadeed wuxuu ku qaatay waddamo dibadda ah oo ay kamid yihiin Talyaniga,Faransiiska,iyo Ingariiska. Allaha ha u naxariistee marxuum Dahir Yusuf wuxuu ahaa ruugcaddaadi siyaasi ah oo kasoo shaqeeyay meelo kala duwan sida wasaaradda waxbarashadda oo uu ka ahaan jiray barre , iyo wasaaradda arimaha dibadda . 1970kii waxaa looxilsaaray iskuxirka safaaraddaha dibaddaha. 1978dii waxaa loomagacaabay safiirka soomaaliya u fadhiya Hindia.

Waxaa kaloo uu safiir uu ka naqday waddamadda LIIBIA ,IYO TUNIIZIA.
Marxuum Dahir Yusuf waxa uu ifka kaga tagay 10 caruur ah oo ay u kala dhaleen 2 xaas iyo waxay sii dhaleen : Ayaan, Haboon, Hodan, Mulki, Caali, Liban, Magan, Kahin, Koshin iyo Fadumo.

Marxuum Dahir Yusuf Mareexan waxa uu ku noolaa dalka Holand burburkii dalka ka dib, waxana uu ahaa nin si weyn looga yaqaan kana dhax muuqday jaaliyada Soomaaliyeed eek u noolaa magaalada Leeuwarden, iyadoo dadka dhan ay ugu yeeri jireen Adeer Dahir madaama uu ahaa nin saciim ah oo lahaa saaxiibo badan.

Marxuum Dahir Yusuf waxaa uu ahaa nin aad can ugu ah Sports, isagoo taageero weyn u ahaa kooxda wasaaradaa howlaha guud Jeenyo LLPP.

26kii oktober 20008 ayuu marxuumka waxa uu ku geeriyooday magaalada Roma ee dalka Talyaaniga.

Waxaan dhamaan Allah uga baryaynaa marxuumka inuu ka waraabiyo janadii fardowsa, dhamaan ummadda Soomaaliyeed iyo eheladisii, qaraabadiisina ka siiyo samir iyo iimaan aamin aamin.

Waxaa tacsida diraya

Mudane C/qaadir Xaaji Masale
Mudane Mohamed Abdi Yusuf
Marwo Xiddo Aden Mohamed
Mudane Yusuf Mohamed Abdi Yusuf
Mudane Guled Mohamed Abdi Yusuf
Mudane C/RISAQ Axmed Mohamed
Mudane C/casiis Axmed Mohamed
Mudane Duran Farah
Mudane Mohamed Xaaji Ingiriis
Mudane C/qadir Biriq
Mudane C/qadir Cadaay
Mudane Mohamed Buuwe
Mudane Bashir Abdi Dahir
Mudane Mohamud Nur

Iyo dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee Holand

W/D: Yusuf Mohamed Abdi Yusuf

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests