Ciidamo daacad u ah Ururka Al-Shabaab ayaa gaaray maanta galinkii danbe magaalada G/haarey ee Caasimada Goblka Gedo. Wararka aanu ka heleyno magaalada Garbohaarey ayaa tibaaxay in Ururka Al-Shabaab ay haatan ku sugan yihiin magaalada garbohaarey.
http://www.realgedo.com/2008/10/garbaha ... canta.html


