Waraysi Gudoomiye Canjeex Buulle Gareed (Doolow)
Posted: Sat Nov 01, 2008 9:50 pm
{RealGedo, Doolow} Guddoomiyaha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, Mudane Axmed Buulle Maxamed (Canjeex) oo ay maanta RealGedo ku waraysatay magaalada Doolow ayaa aad uga dayriyey xaaladda Ammaan, dhaqaale, iyo siyaasadeed ee Gobolka Gedo.
Guddoomiyaha waxaa waraystay weriyeheenna Degmada Doolow Soomaaliya, Axmed Cabdullaahi Xiish, waraysigiina wuxuu u dhacay sidatan:
RG: Salaan ka dib guddoomiye waxaan kuu celinaynaa mahad ballaaran sida aad adiga oo safar ku yimid noogu hurtay waqtigaaga.
Gudd. Luuq: Adinkaa mudan Xiishow.
RG: Guddoomiye socodkaaga Doolow muxuu ku saabsanaa?
http://www.realgedo.com/2008/11/guddoom ... oo-ka.html