Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Shilalka Gaadiidka Oo Ku Soo Batay Magaaladda B/Xaawo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Shilalka Gaadiidka Oo Ku Soo Batay Magaaladda B/Xaawo

Postby CoolPoisons » Sun Nov 02, 2008 10:04 am

Shilkii ugu danbeeyay ayaa waxa uu ka dhacay wada isku xirta B/Xaawo iyo Doolow meel magaalda B/Xaawo afkeeda ah shilkaas ayaa waxaa ku dhaawacmay 13 qof oo qaar kamid ah uu dhaawacoodu halis yahay labada baabuur ee isku dhacday ayaa waxay ahaayeen nooca loo yaqaano caasiga (Hoomay), waxayna ahaayeen gaadiidka dadwaynaha ee ka kala goosha B/xaawo iyo tuulada
Baledu Aamin.

Shilakaan ayaa waxaa uu noqday mid muran badan dhaliyay iyadoo labada baabuur midwalba uu sheeganaya inuu isagu qaladka lahayn ee laga qaldan yahay murankaas oo dhaliyay in aan labada baabuurba meesha laga wadin intii laga kala baxayo oo qaladka cidii iska leh la saarayo. Maxkamad dagmada ayaa loo soo bandhigay arintaan haatana waxay maxkamadu ka baaraan dagaysaa sidii shilkan dhacay cidii qaladka lahayd loogu xukumi lahaa dushana loogu saari lahaa dhibaatadii meeshaas ka dhacday.

Darawalda baabuurta wada ma aha kuwo qibrad u leh ama dugsiba uga soo baxay sida baabuurta loo kaxeeyo waxaa kale oo shilka dhaliya sida seedka ama dhanka uu baabuurka ka baasayo midka kale aysan isku mid ahay Kenya iyo Soomaaliya darawaladuna waxay iskaga dhex gooshi jireen B/Xaawo iyo Mandheeraa oo Kenya ah qaar darawalada ka mid ahna waxayba sitaan laysanka Kenya.

Sanka-GEDO-NN-B/Xaawo

http://www.gedonet.com/index.php?news=3890

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests