Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Bacle:- Haa, Ceel-Cadde Waa Degmo Wayn Hada, Waxaana Degmo u

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Bacle:- Haa, Ceel-Cadde Waa Degmo Wayn Hada, Waxaana Degmo u

Postby CoolPoisons » Sat Feb 07, 2009 5:09 am

Wareeysi aan la yeelanay siyaasiga Maxamad sheikh xasan cilmi (Bacle) waxaan ka wareysanay deegaanka Ceelcade ee gobalka Gedo.

Gedonet; daageenka Ceelcade oo aad ka mid tahay odayaasha ama siyaasiyiinta ka soo jeeda, humarka ay gaartay wax ma nooga sheegi kartaa?

Bacle; Ceelcade waa dagmo wayn oo intii ay burburtay dowladii maxamed siyaad aad u fiday, waxay leedahay iskuul hoose dhexe iyo dugsi sare waxaana dhigata ilaa 1000 arday, macalimiinta iskuuladaas wax ka dhigana waa macalimiin khibrad leh oo la soo xulay waxaana jiray arday badan oo ka kala yimaada gobalka intiisa kale una soo doonta waxbaraso tayo leh iskuulaadka degmadu ay leedahay.

Gedonet; Ceelcade xaga beeraha iyo xoolaha maxaa horumar ah oo la taaban karo ay leedahay?

Bacle; Xoolaha nool Ceelcade waa meelaha ay aad ugu badan yihiin, deegaanada ku hareeraysana waa meel daaqa ku fiican, xooluhuna ku tarmi karaan, waxaa ku yaal suuq wayn oo xoolaha lagu kal iibsado siiba Geela iyo Lo'da, dhanka beeraha daageenku malaha wabi lakiin waxaa wax la beertaa marka uu roobka do'o dhulka biyo qabatinka ah, iyadoo ay ka baxaan Haruurka, Galayda, Digirta Sisinta IWM.

Gedonet; Dhanka waxbarashada yaa ka caawiya deegaanka?

Bacle; Runtii waxaa waxbarashada naga-caawiya jaaliyada dibada, oo aan aad ugu mahad-celinayno waxaa kaloo xoogaa ku biiriya hay'ado dhanka waxbarashada gobalka wax ka qabta, dadka deegaanka Ceelcade degana wax bay ka gaystaan horumarinta wax barashada.

Gedonet; Dowladiiladihii ka danbeeyay dowladii hore ee Somaliya deegaanka Ceelcade marna ma hordhigteen in loo magacaabe dagmo?

Bacle; haa Hada waa dagmo Ceelcade, waxaana u magacaabay maxadaxwaynihii hore ee soomaaliya mudane Cabdulaahi yuusuf dikareeto uu ku sixiixan yahay ayaan haynaa oo aan faafinay waxayna soo baxday 21/12/2008 markuu arkay tixgaliyayna soo jeedinta wasiirka arimaha gudaha, odayaasha, dadka deegaankaasna waa soo dhaweeyeen.

Gedonet; mahadsanid

Bacle; adinkaa mudan.

Sanka Gedonet-Ceel-Cade.

http://www.gedonet.com/index.php?news=4536

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests