Page 1 of 2

what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Sun Feb 15, 2009 10:03 am
by CoolPoisons
are against it

Maslah's Rer Gedod cause he was born in Lugh so i understand why Rer Jubaland are against it but why the fock are Rer mudug Marehan supporting this shiid

read this shiid

Beesha Sade ee ka tirsan Beelaha Soomaalida ayaa noqotay Beeshii ugu horreysey ee Qaadacda Dawladda uu Hoggaamiyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed

Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiin ka soo jeedaa Beeshaas ayaa ugu baaqay Xubnahooda Xildhibaanada ah ee ku sugan Magaalada Jabuuti inay isag soo tagaan halkaa degaanadoodiina dib ugu soo laabtaan

Odayaashan Dhaqanka ayaa sida lagu soo waramayo waxa ay saluugsan yihiin Hanaanka Awood Qaybsiga Beelaha Soomaaliyeed ee ah midka loo yaqaan 4.5

Guddoomiye ku Xigeenka Koowaad ee Maamulka Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo War baahinta la hadlay ayaa sheegay inay la soo xiriireen Siyaasiintooda ku sugan Magaalada Jabuuti kuwaasoo ka qayb galay qaybsigii dhawaan Beelaha Soomaalida ay halkaa ku qaybsadeen Kuraasta Barlamaanka kaasoo lagu qaybsaday habka 4.5ka

Beesha Sade Odayaashooda dhaqanka ayaa sheegay inay ka soo hr jeedaan Dawladda Midnimada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Shiikh Shariif.

Arrintan ayaa waxa ay imaanaysaa Xilli Maslax Maxamed Siyaad oo isu soo taagay Madaxtinimada Soomaaliya uu ka guulaystay Madaxweynaha Shiikh Shariif, taasoo Beeshu ay ku han weeyneed in mar haddii ay Kyrsiga Madaxweynaha gefeen inay heli doonaan kan Ra'iisul Wasaaraha taasoon iyaduna dhicin.

Si kasata ha ahaatee Beesha Sade ayaa noqonaysaa Beeshii Soomaaliyeed ee ugu horeysay ee si toos ah u caddeysata inay ka soo hor jeedaan Dawladda uu Hoggaaminayo Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed

gargaarka Xaf. Muqdisha
Aadan Macalin Aadd

http://www.gargaarka.com/news/120/ARTIC ... 02-15.html

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Sun Feb 15, 2009 10:04 am
by CoolPoisons
and read this

Banaan bax weeeyn oo lagu Taageerayo Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Madaxweeyne Sh. Shariif ayaa waxaa uu Maanta Ka dhacay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud

Caabudwaaq, Somalia (AOL) - Banaan baxaan lagu taageerayo Ra’iisulwasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo madaxweeyne Sh/shariif ayaa waxaa soo abaabulay Gudoomiye Ku xigeenka Gobolka G/gaduud Mudane C/qani Warsame Jaamac iyo Gudoomiye ku xigeenka Degmada Caabduwaaq Mudane Axmed soobe. Waxaa sidoo kale isku soo baxaan ka soo qayb galay odayaasha dhaqanka, aqoonyahanka iyo ururada bulshada.

Banaan baxaan oo ahaa mid si nabadgalyo ah ku soo dhamaaday kadib markii ay dadka mudaharaaday ay lug ku soo mareen wadooyinka magaalada, ugu danbeeyntii waxaa ay iskugu yimaadaan barxada weeyn ee magaaladaasi waxaana halkaas halku dhigyo kasoo jeediyay qaar ka mid ah abwaano oo ka tiriyay gabayo ay ku amaanayaan Shiiq Shariif iyo Ra’iisulwasaare Cumar C/rashiid.

Sidoo kale, waxaa goobtaas ka hadlay Nabadoono ay ka mid yihiin Nabadoon Faarax Nuure Xuubeey, Nabadoon aadan Wali, Nabadoon Buubshax Maxamed Cade, iyo Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka G/gaduud Mudane C/qani Warsame Jaamac oo halkaasi ka sheegay sida ay u taageersan yihiin dawlada Shiiq shariif iyo Ra’iisul wsaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo uu mas’uulkaasi ku tilmaamay in ay yahay rag qibrad iyo dulqaadba u leh xilkaas loo dhiibay.

Halku dhigyada ay boorarku ku wateen dadka mudaharaadayay ayaa waxaxa ka mid ahaa oraahdaan “ Dadka R/Caabaudwaaq waa Dad xukun yaqaan in la xukumana diyaar u ah, in ay wax xukumaana diyaar u ah, xukunku waa Nolol iyo Hurumar, Xukun la’aantu waa Xabad iyo Baaba" IWM.

http://www.allgedo.com/Galged/caabudwaa ... 20news.htm

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Sun Feb 15, 2009 10:17 am
by QansaGabeyle
:lol: :lol: Reer Cabduwaq and Balanbal are unpredictable. Didn't they support Shabaab not long ago?

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Sun Feb 15, 2009 11:37 am
by Captain24
Didn't I told you guys long time ago that Wagardhac/reer mudug/ reer galgaduud marehans are very friendly with us? Whenever they need help fighting the dir and other Hawiyes, they got their weapons and help from Galkayo :up:

It's reer Gedo that are against us and more pro HG :down:

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Sun Feb 15, 2009 2:05 pm
by snoop12
are you saying wagardac supports Majertens PM or Shariff ???

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Sun Feb 15, 2009 2:07 pm
by Captain24
They didn't celebrate when The Sheikh was elected, but now that Omar Sharmake was elected, they celebrated to rub it on reer Galgaduud's who lost the PM seat in the process :up: :som:

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Sun Feb 15, 2009 2:12 pm
by sadeboi
Besides Qansa, the most brightest of the bunch are talking about Marexaan affairs.

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Sun Feb 15, 2009 2:17 pm
by snoop12
sadeboi wrote:Besides Qansa, the most brightest of the bunch are talking about Marexaan affairs.



:lol: :lol: :lol: this is hilarious

so who are they, you and your brother? :roll:

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Sun Feb 15, 2009 2:18 pm
by Captain24
Sadeboi, Why you need to beat around the bush to throw in your two cents? NO need for name calling and sh1t

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Sun Feb 15, 2009 2:45 pm
by sadeboi
There was nothing that was presented to reply back to, a bunch of sheegatos and you who do not know anything simply ranting.

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Sun Feb 15, 2009 2:56 pm
by Murax
sadeboi wrote:There was nothing that was presented to reply back to, a bunch of sheegatos and you who do not know anything simply ranting.


Wara Sadeboi, can't You get these retarded kids banned for trolling?

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Mon Feb 16, 2009 5:53 am
by Real_1
saxiib reer bari mareexaan waa siyaasiiin enough said

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Mon Feb 16, 2009 7:28 am
by Murax
One thing that I've noticed is Marexaan powerbase is Gedo now. Marexaan's political positions are decided in places like Beled Xaawo and Baardheere and they've said We're out.


I think this shift has a lot to do with Kismaayo since Gedo was the backbone.

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Mon Feb 16, 2009 9:51 am
by snoop12
speaking on behalf of rer Galgadud/Mudug,

there is no reason/means to rebell against this goverment at all, and i am quit sure if it was not for the alshabab rer Gedo would reach the same decision.

Re: what the fock. Marehan Bari welcome Sharif but Marehan Jubal

Posted: Mon Feb 16, 2009 9:52 am
by Murax
Sheegatos opinion was never sollicited.


You don't speak for anybody much less Reer SADE Bari :lol: