Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Baaq taageero ah oo ku socda maamulka Islaamka ee gedo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Garbo_Gedo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1138
Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
Location: Gedo, Baladki Amiirada

Baaq taageero ah oo ku socda maamulka Islaamka ee gedo

Postby Garbo_Gedo » Thu Apr 30, 2009 8:13 am

Baaq taageero ah oo ku socda hadalka kasoo yeeray maamulka Islaamiga ah ee Gobolka Gedo ka aramiya

Apr 29,2009
by Nayroobi-Gedo-News

Kaddib markii uu Maamulka Islaamiga Gobolka Gedo sheegay in ay diyaar u
yihiin in ay wada hadal nabadeed la galaan xoogagga hubeysan ee ku sugan
magaalada Dolow, ayaa talaabadaasi waxaa si weyn usoo dhaweeyay dhamaan
jaaliyadda beesha Sade ee ku dhaqan dalka dibadiisa.

In badan oo aanan magacooda lasoo koobi karin oo ka mid ah jaaliyadda
beesha Sade oo Meediyaha lasoo xariiray ayaa sheegay in ay soo
dhaweynayaan talaabada uu dhawaan maamulka Islaamiga ah ee ka aramiya
gobolka Gedo u qaaday dhanka nabadda.

Baaqyada ka imaanaya beesha Sade ee ku kala firirsan dacalada Aduunka ayaa
waxay kaloo intaas raacinayaan fariin ay u gudbinayaan maamulka Islaamiga
ah oo ah sidan: "Inkastoon ku farax sanahay talaabooyinka aad qaadeen ee
aan meediyaha ka akhrisanay, haddana waxaan jeclaan laheyn in aan aragno
hadalkaas idinka soo yeeray oo aad ficil u bedeshaan; anaga oo sidoo
kalena mas'uuliyiinta Dolow ku sugan ka rajeyneyno in ay u dhego
nuglaadaan oo ay aqbalaan nabadda uu ugu baaqay maamulka Islaamiga ah ee
ka taliya gobolka Gedo."

Jaaliyadda beesha Sade ayada oo si aad ah ugu faraxday talaabooyinkaas
nabadeed ee aan kor kusoo xusnay ayaa dhankooda waxay balan qaadayaan
haddii fursadaas nabadeed la helo in ay si hagar la'aan ah u taageeri
doonaan hanaanka geedi socodka nabadda ee gobolka Gedo.


GUDDIGA XIRIIRKA JAALIYADDA DIBADDA EE BEESHA SADE

http://www.gedonet.com/index.php?news=5397

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests