Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Baaq ay soo saareen qaar kamid ah wax garadka Beesha Sade ee

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Baaq ay soo saareen qaar kamid ah wax garadka Beesha Sade ee

Postby CoolPoisons » Tue May 19, 2009 1:30 am

Odayaasha,dhalinyarada iyo cuqaasha,ka soo kala jeeda qaybaha kala duwan ee beesha sade ayaa waxay ugu baaqayaan dadka u dhashay beesha ee calmaka ku sugan in ay ka fiirsadaan kulamo iyo shirar beesha loogu mgacdarayo,islamrakaana ah kuwo dano gooniya laga leeyahay.



Waxgaradkaan ayaa xiliyadii u danbeeyay isku howlayay in ay dib u saxaan qalad badan oo ay galeen dad wax magarataa oo doonayay in ay beesha kala qoqobaan islamarkaana aysameeyaan xisbiyo iyo ururo cusub oo laga abuuro deegaanada ay beeshu dagantahay,oo qarkood la daaladhacaya, maamul iyo nololxumo.



Guulo laga gaaray isku daygaasi kadib waxa ay beeshu marlabaad muujinaysaa cawaaqib xumo ka dhalan karta isku dayga ay sameeynayaan shaqsiyaad madax ka ah urur u ololayn jiray waxbarashada hadana u xuubsiibtay ururusiyaasadeed oo iminka ayagu shaati cusub u gashaday qabsoomida shirkaasi kadib markii bulashada beshu ay isku dhan uga soo jeesteen hakinta shirkaasi,lakin adeer waxa iminka muuqanaya cadaadis shirka laga soo sarayo somalia,iyo gudha USA si loo dadajiyo,ujeedooyin gaar ah oo la doonayo,wana la socona wax walba dibna waxan ka soo bandhigi donaa waxyabaha shirka ku lamaansan,ayuu yiri mid kamid ah wax garadka o qariyay magaciisa,asaga oo sii wata hadlak waxa uu yiri.



Masuuliyiinta Ururka lagu magacaabo S.D.F (Somali Development Foundation) oo ahaa urur horay looga bartay gacan siinta howlaha waxbarashada degaamada gedo iyo galgaduud ayaa iminka gashaday shaati ka tarjumaya shirkii hore ayaga oo ana ka fiirsan in ay la kulmaan ama kala tashadaan shirkan cuqaasha beesha Sade oo aad uga xumaaday tilaabadasi kuna tilmaamay mid aan horumar yeelan doonin kana badalnaan doonin Kuwii horay u dhacay ee laga lugeeyay.



SDF waxa ay dadka deegamada anu soo xusnay ku yaqaneen caawimaad iyo wanaag lakin iminka waxa nooga muqanaysa ayay yirahdeen in ay u xuub siibteen bur bur,qilaf,isku dir,kala qaybin,iyo dhabar jab lagu sameeyo hananka nabad raadinta deegmada beesha oo iminka intooda badan ay maamulaan dad aan u dhalan.



Ugu danbayn waxa ay cuqaashu sheegeen in aysan ka noogu doonin in ay baraarujuiyaan dadkooda una soo bandhigaan qaladaadka sababi kara bur bur ku habsada beesha.



Waxay baaq u direen shaqsiyaad wali niyada ku haya in ay ka soo socdalaan dalalkale ayaga oo uga baaqay in ay haboontahay in ay ka fiirsadaan.



Maalmaha soosocda ayay odayasha iyo cuqaashu qaban doonaan kulan lamid ah kii ay horay u qabteen ayaga oo soo bandhigi doona waxa kale ee isbadalay.



Qoraalkan waxaa Gedoonline soo gaarsiiyay, Wariye Saleebaan Haji oo ah wariye u dhuun daloola arimaha shirka.

Saleebaan Haji

Gedoonlinenews@gmail.com

http://www.gedoonline.com/?p=1490

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests