Page 1 of 1

Col Warfa "we will liberate Jubaland"

Posted: Tue May 19, 2009 1:01 pm
by CoolPoisons
Col Warfaa Sh Aadan Faroole Waan Dagaalamaynaa, Dagaalka Waa Nalagu Qasbay Haddii Ay Nabadii Ka Baxeen Alshabaab “ Wuxuu sidoo kale Reer SADE ha Qurbaha U Hayaaa Dardaaran, Sidee Ayuu Warfaa U Arkaa In Awrka Loo Hoggaansho.

[2009-05-19 20:01:38] Col warfaa Sh Aadan Faroole oo kamid ah xubnaha saraakiisha iyo xildhibaanada eek u sugan Deg Dooloow Ee G/GEDO ayaa maanta shaaca ka qaaday in dagaalamayaan haddii Ay Nabadii ay wadwadeen Ka Baxeen xoogaga islaamiga ah ee gacanta ku haya gobolka. Sida uu hadalka u yiri. Warfa Sh Aadan.

Col Warfaa oo u warbixinayay warsidaha GMN xafiiskiisa G/GEDO ayaa gabi ahaanba gaashaanka u daruuray dadaalo hooso oo ay wadeen odayaasha dhaqanka in ay ilaa iyo iminka meel dhexe isaga burbureen.waxaana uu si cad daboolka uga rogay in ay dagaalamayaan maadaaama sida uu hadalka u dhigay dagaalka uu iminka noqday mid lagama maarmaan ah.

Mar aan wax ka waydiinay in nabadu ay tahay furaha wax kasta islamar ahaantaasina ay iyagu lagu eedeeyo inay ka soo horjeedaan ayaa waxaa uu warfaa sheegay in ay nabad u diyaarsan yihiin balse aysan illaa iyo iminka jirin cid nabad wada amaba rabta sida uu hadalka u yiri.

Col warfaa oo sidoo kale aan waydiinay sida ay iyagu u arkaan in loo baadi goobo xalka gobolkan Gedo ayaa waxa tilmaamay in dadka gobolka loo madaxbaneeyo oo ay wadahadlaan si ay uga tashadaan aayhooda sida uu hadalka u dhigay.

Mar uu sidoo kale ka hadlayay qurbajooga reer SADE eek u dhaqan dibadaha ayaa waxaa Col Warfaa uu tibaaxay in loo baahanyahay in dadka qurbaha ay u soo jeestaan gobolkooda si loo horumariyo maadaama ay dadyowga kale ay ku howlanyihiin horumarinta goboladooda.waxaana uu u dardaarmay in maanta dalka aysan ka jirin dowlad lagu tiirsanaado islamar ahaantaasina looga fadhiyo in gobolkooda iyo dadkooda ay u yimaadaan si ay u ogaadaan xaaladaha haatan ka jira.

“dadkaasi anigu waxaan oran lahaa meel baa la idinkahaystaa aniguse ma aqaano imaada dalkiina oo u imaada dadkiina “.

Hadaladan ayaa imaanaya xilli odayaasha gobolka gedo ee iyagu dhawaanahanba hadal hayay inay u kala dabqaadayaan dhinacyada iskuhaya siyaasada gobolka gedo ay shaaca ka qaadeen in ay hakadgeleen dadaal kastaa oo ay wadeen.

Maxamed Gaarane Aadan
+2525 (0) 996132
+2521 5598706
+254 (0) 722687097
gaarane68@hotmail.com

http://allwariye.com/actiontools/getThi ... hp?id=2349

Re: Col Warfa "we will liberate Jubaland"

Posted: Wed May 20, 2009 11:03 am
by paidmonk
Ahlu Sunnah Wal Jameeca. :up:

Re: Col Warfa "we will liberate Jubaland"

Posted: Wed May 20, 2009 12:28 pm
by CoolPoisons
dhabyaco get Ur ass outa here

Re: Col Warfa "we will liberate Jubaland"

Posted: Wed May 20, 2009 4:11 pm
by paidmonk
This is the land of Amir Turki. When you take it back I will leave.

Re: Col Warfa "we will liberate Jubaland"

Posted: Wed May 20, 2009 4:23 pm
by Hard-Rock
paidmonk wrote:This is the land of Amir Turki. When you take it back I will leave.

:lol: :lol: :lol: