On 5-23-09, Waxaa doonayaa inaa Gedo-Section members an u qabto shir, shirkaas oo qadka taleefanka lagu qaban doono. Ujeedada shirka waxaa kamidah in memberska maqal ahaan isku maqlaan.
Balse waxa hadda ladoonayo ayaa ah in laisku afgarto waqtiga shirka laqaban doono(saacada/time), iyo inta qof oo ka soo qaybgali karto.
Phone # 218-339-2500 (roomka si gooni ah baa laidunku sheegi doonaa).
Palltalk weyaan nambarka kore.