
Xildhibaan Nuur Cali Xassan
waxuu Xildhibaan Nuur Gaab sheegay in maanta lasoo gaaray xiligii da' yarta beesha Sade ee aqoon yahanka ah lagu kaalmeyn lahaa wax qabadkooda ee ma ahan in la diido ama laga hor yimaado fekradahooda suuban ee ay soo bandhigayaan.



