waxaan baa diinta sheeganaya
Dhacdo ka dhacday gudaha magaalada Baardheere ayaa waxa ay sababtay dhaawac halis ah kagadaal markii askari ciidamada amaanka ka tirsan uu xabad ku riday haweeneey ka dhago adeegtay salaada ,taasoo dhaawacii soo gaaray halkaasi wax looga qaban waayay.
Hadalka masuulkaani ayaa imaanaya xilli intabadan hay’adihii samafalka ee ka howlgalayay gudaha gobolka Gedo ay isaga baxeen sabab la xiriir isbadeladii dalka ku dhacay wixii ka dambeeyay xiligii ay ciidamada itoopiyaanku ka baxeen gudaha soomaaliya.
http://www.allwariye.com/actiontools/ge ... hp?id=2441



