Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Postby CoolPoisons » Sat Jun 06, 2009 9:54 pm

Jeneral Barre Hiiraale oo ka mida golaha baarlamaanka,kana mida hogaamiyeyaasha ugu caansan Somalia ayaa markii ugu horeysay baaq gaara u dira Shacabka ku nool goboladda Jubooyinka iyo Gedo

Barre Hiiraale oo telefoon kula soo xiriiray Waagacusub Media wuxuu shacabka ku guubaabiyay inay gacan ka geeystaan hoowlgal guud oo la doonayo in Jubooyinka iyo Gedo looga sifeeyo kooxaha uu ku sheegay Canaasiirta Islaam la dirirka ee Shabaab la baxay.

"Waxaan doonayaa inaan baaq guud u diro dhamaan shacabka Soomaaliyeed dal iyo dibad mid gaara degaanada aan ku socda ee Jubooyinka iyo Gedo,baaqeeyguna wuxuu yahay inay halganka gobanimadoonka ee aan wadno isgarab taagaan oo kooxaha Canaasiirta Khawaarijta qabqabashadooda naga gacan siiyaan"ayuu yiri Barre Hiiraale.

Jeneral Barre Hiiraale wuxuu tibaaxay in amniga guud ee Jubooyinka iyo Gedo kula wareegayaan todobaadkaan gudahiisa,loona baahan yahay in dadweynaha kala shaqeeyaan sidii hubka iyo saraakiisha Khawaarijta loo qaban lahaa si aysan u baxsan oo fidno dambe u soo abaabulin.

" Dowladda Federalka mudo ayey abaabul ku jirtay,waxay ila tahay in la joogo saacadii kala baxa,waxaana shacabka guud ahaan ka codsaneynaa inay halganka kaalintooda ka ciyaaraan"ayuu Jeneral Hiiraale ugu dambeyntii ku dardaarmay.

Hiiraale iyo saraakiishii maamulkiisii la wiiqay waxaa la sheegay inay ku socdaan Magaalo xeebeedka Kismayo,wuxuuna duulaankoodu yahay mid ku beegmayo xilli shacabka degaanadaas qaati ka joogaan tacadiyo baahsan oo ay kula kacayaan maleeshiyadda Xasan Turki ee sedexda magac ku hoowlgala.

Kismayo waxaa lagu goowracay,daldalay,gacma gooyay Waxgarad iyo Caruur Soomaaliyeed oo laga xusi karo gabadhii yareed ee Caasha Ibrahim iyo siyaasigii weynaa ee Cabdi Raxmaan Waldiiro,allaha u wada naxariistee,kuwaas oo dhamaantood loo dilay si ka baxsan shareecadda Islaamka,Somalinimada iyo Bini-aadamnimada.

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Postby zingii » Sat Jun 06, 2009 11:22 pm

Is about time this guys are cleaned from the country.
They should be attacked from every side.

They have no clear agenda nor do they have
a clear vission for the country.
Is time they are taken out for good
and eradicated from the country at once.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests