Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Marehan drilling wells in Afmadow and Dhobley

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Marehan drilling wells in Afmadow and Dhobley

Postby CoolPoisons » Sat Jun 06, 2009 10:04 pm

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

next year Afmadow's gonna be Marehan town

Xiisad ka Jirta Gobalada Jubooyinka.

Waxaa gobolada Jubooyinka kajira Xiisad taas oo laga yaabo in ay keento colaad u dhexaysa dad daga Gobolada Jubooyinka iyo Gado.

Xiisadan ayaa kadanbaysay kadib markii ay beelka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee daga Koonfurta Soomaali ay damacday in ay ceelka qodoto dhu ay leedahay beesha kale ee ay Dariska yihiin

Beesha Mareexaan ayaa ah beesha uu damaacigu kagalay in ay ceel kaqodato Orgiyow oo koonfurta kaga beegan dagmada Afmadow deegaan ahaana u’dhexaysa Qooqaani iyo Janay-Cabdale waana badhtama dhulka ay dagto beesha Absame

Ma aha markii ugu horaysay ee uu damaaci kagalo in ay ceelal iyo waro kaqodo beesha Mareexaan dhulka uudago Absamuhu bilihii tagay uunbay ahayd markii loo diiday war ay doonayeen in ay ka qodaan duleedka magaalada Diif oo kutaala Woqooyiga magaalada Dhoblay taasoo ay beesha Mareexaan doonaysay in ay deegaankaas waro kaqodato kuna yeelato deegaan lagama guuraan ah


Sikastaba ha ahaatee xiisadan hada taagan ayaan la ogayn meesha ay kudhamaan doonto iyada oo ay beeshan ceelka qodan rabta ku doodayso in dhulka hada uu ka jiro xukun islaami ah Islaamkuna uusan kala lahayn dhulka oo inba meesha uu dago uuleehay Beesha kalna ay kudoodayso dadka waa Islaam dhulkana wuu kala leehay deegaanada aad leedihiina cidna oo ma ogolidin ee waxaad doonaysaan dhul balaadhsi

Hadaba daraad oo ay taariikh ku kubeegnayd 03/06/2009 ayay odayaal kabexeen dagmada Afmadow iyaga oo u siijeeda deegaanka ceelka laga qodayo odayaashan oo ahaa odayaal hubaysan ayaa ahaa odayaal aad ay cadho ooga muuqatay iyaga oo aaminsan in maamulka wadanka kajira uu la ogyahay beesha ceelka deegaan kooda kaqodaysa iyada oo uu maamulku marwalba sheego in Islaamku uusan dhulka kala lahayn

Odayaasha ayaan latagin wax ciidan ah oo dhalin yaro ah ayaa waxay ku celcelinayaan dhulkaanagii gacanta ayuu kabaxayaa waxaana gacanta kabixinaya da’yarta hada joogta iyo siyaasiyiinta jubooyinka udhashay oo ay odayaashu sheegaan in ay gateen Dhulka

Odayaasha oo qaar marka ay kuutaariikaynayaan aad indhahooda ilin ku arkayso ayaa waxay kuu sheegayaan dhulka ay iyagu dagi jireen mardhaw oo ayna hadana hal qof ah oo beeshooda ah aan eega lagu arkaynin

Waxaa iyaguna ciil bakhtiisan ragii kasoo qaybgalay dagaalkii sukeeye ee iyagu qaarbadan oo kamid ah uu dhintay qaarbadana uu laxaadkiisii kuwaayay oo hada arka dhulkii saas ahaa oo ku jira gacan kale dhalin yaradii SPM iyo guwii maleeshiyada oo ah kuwo hada iska howlgabay loona ogolayn in ay siyaasada kaqayb galaan ayaa waxay kuushaagayaan in uusan aduunba jirin xagooda

Waxayna kusheegayaan in aytalada wadanka hayaan dhalinyaro iyo siyaasiyiin kuxidhan xoogag shisheeye waxayna kuusheegayaan awoodoodii qabiil iyo awoodoodii siyaasinimaba in ay wiiqeen dhalin yarada u’dhalatay jubooyinka ee kuxidhan xoogaga shisheeye

Waxay sooqaadanayaan in magaalada dhoblay ay gubeen dad soomaaliyeed oo taageero kahelaya dad deegaanka udhashay

Waxay carabka kudhufanayaan odayaasha deegaanka iyo siyaasiyiintii horaba iyo waliba maleeshiyadii hore in xiligan xaadirka ah ay magaalada kismaayo ku jirto gacan shisheeye oo ku gabanaya diinta islaamka iyada oo aan lasocono ayay leehiin deegaanada kale ee ay haystaan islaamiyiintu in ay kataliyaan dadkii udhashay deegaanadaas oodhan mana jiro ayay leehiin meel aan kismaayo ahayn oo uu xukumo nin aan udhalanin

Sikastaba ha ahaatee xiisadan ugu danbaysa ayaa umuuqata mid siikululaanaysa iyada oo ay beesha ceelka qodanayso hogaaminayaan siyaasiyiin kujira maamulka wadaadaha oo uu kamid yahay shinbir

Wixii kasoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa

Kismaayo oo weerar bambaano lala beegsaday masuul ka tirsan Al shabaab.

Dhanka kale waxaa weerar bambaano lala beegsaday mid kamid ah xubnaha shabaabka kuwa ugu sareeya gurigaas oo kuyaala magaalada kismaayo weerarkan oo aan la ogayn cidka danbeeyay ayaa waxaa jira tuhumo kala duwan oo soo baxaya

Nin kan la weeraray ayaa lagu maga caabaa ciise maxamad alaaki waxaana la ogyahay in ay jiraan kala shaki badan oo kukala dhex jira labada urur ee kismaayo wada jooga ee allshabaab iyo xisbul islaam

Sikastaba ha ahaatee weerarkan oo aan gaysanin wax khasaara ah ayaan rasmi loo ogayn cida ka danbaysay

Hadaba su’aasha meesha taala ayaa ah siyaasiyiintakale waxay dhul iyo hormar uraadiyaan beeshooda ee maxay siyaasiyiinta absame ubur buriyaan beeshooda.

Horusocod
Kismaayo

http://www.horusocod.com/print.php?type=N&item_id=389

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Marehan drilling wells in Afmadow and Dhobley

Postby Voltage » Sat Jun 06, 2009 10:40 pm

Indha adakaa :lol: :lol: :lol: :lol:

iyada oo ay beeshan ceelka qodan rabta ku doodayso in dhulka hada uu ka jiro xukun islaami ah Islaamkuna uusan kala lahayn dhulka oo inba meesha uu dago uuleehay


Anyway it is time for Mareexaan to be settled in Jubbada Hoose and Ogaadeen to be settled in Gedo. Si fiican wa inaan isku dhex galno hadaan wadaagi doono a regional state. I approve of this move :up: :lol:

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Marehan drilling wells in Afmadow and Dhobley

Postby zingii » Sat Jun 06, 2009 11:14 pm

And the message has been approved by Voltage. :up:




Voltage is not resposible for the above message.
In the court of law there isn't much you can do
about it other than to get "lost".


:lol: :lol:

mahdi01
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 638
Joined: Sat Feb 21, 2009 3:58 am

Re: Marehan drilling wells in Afmadow and Dhobley

Postby mahdi01 » Sat Jun 06, 2009 11:34 pm

Maxey ka helaan bal isku dirka dadka walaalaha ah, if they see Marehans who is against Barre they are excited, if they see Marehans settling Afmadoow they will shed tears from their eyes, what a stupid hypocrisy, either you accept the clan way and Barre’s rule 100% or you agree to Islamist way 100%, that is the only two options you got, you can’t cherry pick :idea: :idea: :idea:

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Marehan drilling wells in Afmadow and Dhobley

Postby CoolPoisons » Sun Jun 07, 2009 1:51 am

kan horta voltage mar mar baa hadalkiisa naca

kulaha its time to settle Marehan in Lower Juba. afkaada wase, Berhani iyo Kismayo iyo Jamame xagee ku yaalan. ma Gedo bey ku yaalan?

User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Marehan drilling wells in Afmadow and Dhobley

Postby snoop12 » Sun Jun 07, 2009 4:48 am

:up: :lol:

Jubbaland is a Marexan and Ogaden state but there is nothing wrong with peaceful development done by our Rer Hassan community in Afmadow and our Telxe community in Dhobley :lol:

mahdi01
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 638
Joined: Sat Feb 21, 2009 3:58 am

Re: Marehan drilling wells in Afmadow and Dhobley

Postby mahdi01 » Sun Jun 07, 2009 11:33 pm

no one needs permision wells and Barkeds are already drilled that information is outdated :lol:

User avatar
Xaaji_Waraabe-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1127
Joined: Thu Sep 06, 2007 9:53 pm
Location: PIMPIN Idoors in FUCK STREET, Hargeisa, SL

Re: Marehan drilling wells in Afmadow and Dhobley

Postby Xaaji_Waraabe- » Mon Jun 08, 2009 12:23 pm

snoop12 wrote::up: :lol:

Jubbaland is a Marexan and Ogaden state but there is nothing wrong with peaceful development done by our Rer Hassan community in Afmadow and our Telxe community in Dhobley :lol:


Afmadow waa Reer Xassan Yusuf :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests