Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Abudwaq 100% safe

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Abudwaq 100% safe

Postby CoolPoisons » Fri Jun 12, 2009 11:14 am

Ciidamada Ahlu Sunna Waljaamaaca oo Maalintii Labaad Howlgalo ka wada Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iyo amaro ay soo rogeen.


Shabelle: CAABUDWAQ

Ciidamada Ahlu Sunna Waljaamaca ayaa maalintii labaad waxaa ay howlgalo lagu sugayo Ammaanka ka wadaan Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iyagoo halkaasina ku soo ragay Awaamiir ku aadan Shacabka Magaaladaasi.



Howlgalkaani Ciidamada Ahlu Sunna waljaamaca ay ka wadaan Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud oo soo bilowday Maalintii Shalay ayaa waxaa lagu sheegay in lagu sugayo Ammaanka deegaanada hoostaga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.



Ciidamada Ahlu Sunna ayaa waxaa ay magaaladaasi ku soo rogeen Amaro ku aadan in aan gudaha Magaaladaasi wax hub lagu dhex qaadan Karin iyagoo intaas ku daray in cidii ay ku arkaan iyadoo magaalada hub ku dhex wadada ay talaabo ka qaadayaan.



Howlgalaadaani iyo Amarkaani ayaa Imaanaya kadib markii magaalada Caabudwaaq uu gaaray taliyaha ciidamada Ahlu Sunna ee gobolada dhexe Sheekh Aadan Sheekh Cabdi Nuur.



Waxaa ay arintaani sidoo kale ka dambaysay Kadib markii maalmo ka hor gudaha Magaalada Caabudwaaq Dil Taagasho ah logu geystay Qaf rayid ahaa iyadoo la sheegayo in haatan Ciidamada Ahlu Sunna ay ku raad joogaan dadkii dilkaasi ka dambeeyay.



Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.


http://www.shabelle.net/news/viewnews.asp?newsid=6826

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest