Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Baaq Taageero oo ku wajahan Beesha Sade Gal-guguud

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Baaq Taageero oo ku wajahan Beesha Sade Gal-guguud

Postby CoolPoisons » Sun Jun 21, 2009 4:38 pm

Ku: Wax-garadka, Culimada, Aqoonyahanada iyo dhamaan qeybaha bulshada.

Deegaanada waqooyi galbeed Gal-guduud: Balan-bal, Caabud-waaq iyo Dhabad



Ka: Odayaasha Iyo Wax-garadka Sade

Fadhigooda: Mareykanka, Kanada & Yurub





Ujeedo: Baaq Taageerid June 21, 2009



Kadib wada tashi ay yeesheen odayaasha iyo wax-gradka beesha Sade ee ku dhaqan Mareykanka, Kanada iyo Yurub, waxay si buuxda u soo dhawaynayaan una taageerayaan go’aamada wada jirkaa ee bulshada deegaanka Gal-guduud ku qaadatay nidaamka Ahlu-Sunna Wal-Jamaca ee ku dhaqanka shareecada Islaamka.



Waxaan dhamaanteen si buuxda u taageeraynaa nidaaminta iyo horumarinta deegaanada beesha ee gobolka Gal-gaduud. Anagoo ku boorinayna dhamaan inay si wada jir ah uga hawl-galaan sugida amaanka ayna yeeshaan iskaashi buuxa si amniga iyo horumarinta deegaanku u noqdaan kuwo taabo gal ah.



Waxaan sidoo kale ku boorinaynaa wax-garadka bulshada ee sida goonidaa hawshaan isaga xilqaamay inay sii kordhiyaan dadaalkooda ku wajahan aslaaxinta iyo samo ka talinta bulshada iyo deegaanka. Anagoo isla mar ahaantaas cadaynayna inaan si hagar la’aant ah taageeradeena ula garab taaganahay.



Waxaa si wada jir ah u soo saaray baaqaan xubnaha hoos ku xusan.



1. Mahad Aw-Aaden (Gacmeey)

2. Shiikh Maxamed Cabdul Faarax

3. Cali Jaamac Cabdulle ( Cali-kawaan)

4. Cabdulahi Xaashi Waranle

5. Cabdi Cusmaan Jaamac

6. Nuur Cali Cilmi

7. Ibraahim Cabdi Galayax

8. Maxamed Xalane (Ilka-dahab)

9. Aaden Maxamed Shirwac (Baarweyn)

10. Cabdi-casiis Barre Jaamac Gari

11. Cabdisalaan Xasan Kooshin

12. Ibrahim Shire Warsame

13. Maxamed Cabdulqadir Sayid-Warsame

14. Sheekh Cabdicasiis Sh. Aadan Bucul

15. Maxamed Shiikhdoon (Qutur)

16. Cusmaan Xirsi (Guuyac)

17. Xaydar Cali Dhuux

18. Maxamed Guuleed (Sheeraaro)

19. Xasan Xaashi Dhoore

20. Maxamed Cabdulle Bicir (Sandheere)

21. Xaaji Cabdu Waayel

22.Maxamuud Samatar Axmed

23.Faarax Diiriye Xasan

24.Xaashi Cali Mire

25.Caydiid Faarax Dhoore

26. Jaamac Faarax Dhoore

27.Axmed Salaad Xasan

28. Cali Macalin Cabdulle

29.Yuusuf Macalin Cali

30.Shaafici Macalin Cali

31. Faarax Warsame Maxamed

32.Xasan Jilicow Maslax

33. Bashiir Cadiraxman Xaaji

34.Cabdicasiis Aaden Gabayre

35. Cali Jaamac Maxamed

36.Aaden Diiriye Nageeye

37. Axmed Warasame (Ciribey)

38.Maxamed Ciise Cali Gurey

39.Mursal Aaden Sugaal

40. Aaden Cusmaan Jaamac (Xeef)

41. Cabdirahman Du’caale (Cabdirahman Dheere)

42. Cabdkarin Warsame Jaamac (Jilaf)

43. Axmed Shiikh Xuseen Aadan-gurey

44.Carab Faarax Gooje

45. Cabdi Aaden Beday

http://www.gedoonline.com/?p=3719

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests