Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

1 Luliyo celebrated only in Dolow and Galgadud

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

1 Luliyo celebrated only in Dolow and Galgadud

Postby CoolPoisons » Wed Jul 01, 2009 7:06 am

Doloow-(GMN) Degmada Doolow ee gobolkan Gedo oo ay ku suganyihiin masuuliyiin isugu jirta Xildhibaano,saraakiil ciidan iyo maamuladii dawlada ee gobolada K/Galbeed ee soomaaliya ayaa maanta laga xusay 1-da luulyo.



49 guuradii ka soo wareegtay markii ay xoroobeen gobolada Koofureed ee soomaaliya islamarkaasna ay israaceen walaalaha soomaaliyeed Koonfur iyo Waqooyi ayaa waxaa munaasabadaasi goobjoog ka ahaa Xildhibaan Bare Hiiraale, Xildhibaan Maxamuud sayid, Maxamed Cabdi Kaliil maamulkii dalwada ee Gedo. C/rashiid Janan gudoomiyaha Deg Doolow, Cabdibare Cabdi Afhayeenka maamulka dawlada ee Gedo, Isaaq Gooroow iskubadirihii wasaarada maamliyada G/Gedo ee maamulkii Dawlada, Yaasiin Raadeer Gudoomiyihii Degmada Kismaayo Maamulkii Dawlada, Col Warfaa Sh Aadan iyo xubno kale oo aad u farabadan oo ka tirsan mamulada gobolka K/Galbeed ee soomaaliya.



Goobtaasi munaasabada ay ka soconaysay ayaa amnigeeda si xoogan loo adkeeyay ,iyadoo ay gaafwareegayeen ciidamo qaba labiska ciidamada oo halkaasi la geeyay saaka waabarigii.



Munaasabada oo bilaabatay 9-kii subaxnimo ayaa waxaa dadka ka qeygalay ay dhamaantood ahaayeen kuwa ay ka muuqanaysay xamaasad iyo wadanimo maadaama manta oo kale ay soomaalida uga dhigantahay maalin weyn.



Masuuliyiintii goobtaasi ka hadashay ayaa waxa ay tilmaameen in nasiib daro ay tahay maanta xaalka dalka uu ku suganyahay marka laga hadlayo arrimaha amaanka iyo kala dambaynta.



Dhinaca kale G/Galgaduud ayaa waxaa si weyn looga xusayaa sanad guuradii 49 ee halkaasoo oo ay ku suganyihiin maamulka Ehlusuna waljameeca.waxaana ay muujiyeen dabaal degyo iyo damaashaadyo la xiriira munaasabadaasi.



Maxamed Gaarane Aadan

gaarane68@hotmail.com

Gedoonlinenews@gmail.com

http://www.gedoonline.com/?p=4269

User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: 1 Luliyo celebrated only in Dolow and Galgadud

Postby BaasAbuur » Wed Jul 01, 2009 3:38 pm

Coolpoison, I heard Reer Axmed are beefing with Barre Hiiraale. Ma runbaa.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: 1 Luliyo celebrated only in Dolow and Galgadud

Postby CoolPoisons » Thu Jul 02, 2009 12:30 am

ma filayo. Rer Ahmed waa geesiyal.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests