Ethiopian Troops, Soomali Militias Massing
Posted: Fri Jul 03, 2009 6:03 pm
On the border of Gedo
CiidamoEthiopian ah oo la soo dhoobay xadka G/Gedo uu la wadaago Ethiopia
Posted by Gedo
Friday, July 03 @ 03:36:38 EDT
Ciidamo fara badan oo Ethiopian ah ayaa lagu sooo waramayaa in dhaqdhaqaaq militeri ay ka sameynayaan xadka gobolka uu la wadaago dalka Ethiopia, iyadoo ciidamadan ay la socdaan saraakiil Soomaali ah, ujeedada ciidankan Xabashida ahna wali lama oga.
Wararka aan saaka ka helayno degmada Doolow Soomaaliya ayaa sheegayo in ciidamo fara badan oo Ethiopian ah ay soo buux-dhaafiyeen degmadaas, kuwaasoo ka soo gudbay dhanka Doolow Ado ama Doolowda xagga Ethiopia xigta, ciidamada ayaa wata baabuurta qafilan ee ay militerigu qaataan.
Durbaba markii ay halkaasi tageen ayaa la sheegayaa in ay dhaqdhaqaaq iyo difaac ka galeen oo ay magaalada dhexdeeda ku wareegayaan Ethiopian-kan oo la sheegayo in saraakiil Soomaali ah ay wehliyaan, ujeedada ciidankan ay Doolow Soomaaliya u yimaadeen ma cada.
Nooma suurtagalin in aanu la hadalno saraakiisha Somalida ah ee Ethiopian-kan horkacaya, waxaana jirta cabsi xooggan oo dadka shacabka ah ay qabaan.
Degmada Doolow waxay u jirtaa degmada Luuq ee ay Islaamiyiintu maamulaanm wax ka yar 100Km dhanka waqooyi ee gobolka Gedo.
Cabdi Ruush
garbahaarey.