Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun: Dhammaan Bahweynta Gedonet Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Guud ahaan Beesha Sade meel kastaa oo ay joogaan iyo gaar ahaan Reer Maxamed Cali Cowl, Allaha u naxariistee Geeridii ku timid Afhayeenkii Beesha Sade Marxuum Xasan Maxamed Cali (Xasan dheere) oo Taariikhdu Markey aheyd 04.07.009 ku Geeriyoodey Magaalada G/haarey ee Xarunta Gobolka Gedo.
Waxaanu leenahay Marxuumka Eebe Janadii Firdowso ha ka waraabsho Qarabaadii,
Eheladii iyo Asxaabtii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan Allaha ka siiyo. Aaamiim Aaamiin Aaamiin.





