hanqadh wrote:ogadeenkan ma'aha ka jubaland warning to caabudwaaq

...wardheer waala idinka xoog badan yahay si nabad galyo ah ha lagu dhameeyo arintaas .
inshallah.
sxb afar jeeblaha oo afartiise jeeb wada dhaloola muxu naga qaadi karaa
inshallah
hanqadh wrote:cool dadka wardheer le waa reer ayeeydaa, ma dagaal makahiil iyo marexaan baad ku faraxsantahay.
ceelasha wardheer makaahiil baa controola markaa yuuna marexaan waayin geelooda meel uu ku waraabiyo.
inshallah kheyr.
makahiil are respected by Sade no doubt, but brother you control only the refuge camps, the platic hut cities and the duurduur. ceel marexan meesha ma la isku heesto sxb, kormaanta Ogaden oo amxaar iska celin weeysana qof ee xoog u sheegan karto baa iska yar.
inshallah kheyr