Page 1 of 2

Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Wed Aug 19, 2009 4:28 am
by CoolPoisons
Waxaa ayaguna dhinac socday dhaq dhaqaaqyadan militari ee ka socda Gedo, kulamo ka dhacayey xadka gobalka Gedo iyo Itoobiya, halkaasi oo ay ku sugan yihiin maamulkii hore ee gobalka Gedo, iyo xubno uu kamid yahay Col.Bare Aadan Shire Hiiraale, kuwaasi oo sheegay inay ka shaqeenayaan sidii ay dib ugu soo noqon lahaayeen gobalada koonfureed ee Soomaaliya, isla markaana doonayaan in laga dhiso halkaasi maamul gobaleed cusub.

http://horseedmedia.net/2009/08/magaala ... n-dowlada/

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Wed Aug 19, 2009 4:28 am
by CoolPoisons
Jubaland waa muqadis

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Wed Aug 19, 2009 6:28 am
by Yogi bear
jubaland "am loving it"

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Wed Aug 19, 2009 2:43 pm
by snoop12
Kismaayo must be given to a Rer Dalal, waa qasab :!:

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Wed Aug 19, 2009 9:28 pm
by zingii
Wagardhac. :up:

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Thu Aug 20, 2009 6:50 am
by snoop12
zingii wrote:Wagardhac. :up:

Wagardac and Rer Dalal, same to me :up:

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Thu Aug 20, 2009 6:56 am
by Advo
^that's an insult!

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Thu Aug 20, 2009 7:01 am
by snoop12
Advo wrote:^that's an insult!

whats an insult?

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Thu Aug 20, 2009 7:10 am
by Advo
The whole focking sentence was disgusting!

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Thu Aug 20, 2009 11:32 am
by snoop12
how so? :|

Rer Dalal or Wagardac should be given the highest position in Kismaayo admin :!:

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Fri Aug 21, 2009 10:58 am
by sheekh-Farax-zero
wallee you remind me of this video,, waxba idinkoo gacan ku hayn baa dagaalamaysan.

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Fri Aug 21, 2009 11:14 am
by CoolPoisons
Farah Zero inay cuqdad kaa buuxda baan maanta ogaaday

This focker's happy inay Marehan dhintay markastana ku haya Darod baan ahay

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Fri Aug 21, 2009 3:20 pm
by sheekh-Farax-zero
Cool-sun

sxb waa maxay cudada,, idinkaan idinla yaabanahay, meel gacan lugu hayn
sub-sub clan aad isgu haysataan.

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Fri Aug 21, 2009 4:10 pm
by zingii
I think is about time other DIINI take the lead cause the way i figured is that the JELOUSY is coming from there.

Re: Bare Hirale wants to build Mamul Goboled Jubaland

Posted: Fri Aug 21, 2009 5:27 pm
by Voltage
sheekh-Farax-zero wrote:Cool-sun

sxb waa maxay cudada,, idinkaan idinla yaabanahay, meel gacan lugu hayn
sub-sub clan aad isgu haysataan.

It's called joke sxb :lol: