Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Bulshada Kala Duwan Ee Degmadda Caabudwaaq Oo Si Diiran U So

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Bulshada Kala Duwan Ee Degmadda Caabudwaaq Oo Si Diiran U So

Postby CoolPoisons » Mon Nov 09, 2009 2:10 pm

Xubno isugu jira golaha Odayaasha Dhaqanka Degmada, Ganacsato, Aqoonyahano iyo ururada bulshada Degmada oo ay horkacayaan Hooyooyinka iyo Dhalinyarada ayaa maanta waxaa ay si buuxda u taageereen isla markaana u soo dhaweyeen ciidamada Booliska iyo kuwa nabad gelyada Degmada Caabudwaaq iyo maamulkooda kadib markii isbadal dhinaca hormarkaa ay ku soo biiriyeen Degmada.

Ciidanka amniga oo markii hore ku shaqo bilaabey marxalad ka badalan mida degmada ay hada joogto iyo bulshada Degmada oo aheyd mid kala xadidan oo aan isu gudibi jirin intii ka horeysan curashadii ciidankan iyo maamulkooda ayaa waxaan ku taageraynaa horumarkaas aan la ilaawi karin sidaasi waxaa yiri odayaasha dhaqanka beesha Sade-bare ee Caabudwaaq.

Qaabkii ay ku shaqo bilaabeen.

Golaha odaaasha waxaa ay ka sheekeeyeen marxaladii ay ku abuurmeen ciidanka iyo maamulkooda waxaana ay ku tilmaameen inay ugu horeysay Amni rado, iyo xiisado ka aloosnaa beelaha daga qaryadan.

Waxaa ay ka shaqeeyeen masaalixada beelahii dirirsanaa oo ay u kala diyo qaadeen waxaa ay qabteen dhalin yaro iyo dhacc ugeysan jirey gaadiidka safarkaa ee maraya deegaanka isla markaasi ku baaran jirey wadooyinka, Hubka dhigis ay ku sameeyeen qaaa’iladii isu coleysnaa iyo furida wadooyin xirnaa dhamaan howlahaasi waxaa ay sameeyeen iyaga oo jirey mudo kayar sanad sidaasi waxaa yiri xubnaha odaaasha ee taageeray maamulka Nabadgalyada Caabudwaaq.

Ciidanka ayaa hada waxaa ay heleen dareys u gooniya waxaana arintaasi ay ku timid dadaal ay sameeyeen Dhalin-yarada Bad-Baadada Caabudwaaq ee kala jooga Waqooyiga America iyo Caabudwaaq bulsha weynta reer Caabudwaaq ayaa sheegey in dhalinyaradaasi Badbaadada ay ka danbeeyeen hour kaca Caabudwaaq.

Waxaa ay horey uga qeyb qaateen heshiisiintii Beelaha Sade ee Caabudwaaq iyaga oo bixiyey qeybta ugu balaaran diyadii ay beeluhu isu heysteen, waxaana sidoo kale ay gacan u fidiyeen lama ilaawaan ah barakacayaasha ku dhibaatesan daafaha magaalada iyo horukaca waxbarasoho ee Degmada.

Gacanta ugu danbeysay ee ay urukaasi sameeyeen waa mida manta muuqata oo ah inay noo kala sooceen ciidankii iyo shacabkii si look ala garto sidaasi waxaa yiri Gudoomiye ku xigeenka maamulka Nabadgalyada Caabudwaaq Sh. Burhaan C/laahi Jaamac.

Ugu danbeyn waxaa ay bulshadu isku raaceen in jaaliyada North America ee la baxdey badbaada Caabudwaaq abaalkoodu yahey mid qoran ayna muhiim tahey in la taageero laguna daydo dadaalka ay u galeen Dadka iyo degmada Caabudwaaq

Image

Image

Image

User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Bulshada Kala Duwan Ee Degmadda Caabudwaaq Oo Si Diiran U So

Postby snoop12 » Tue Nov 10, 2009 7:21 am

are these the CAbudwaaq Mujaahids :up: :shock:

i always knew that it would be Rer Cabudwaaq that would rebuild the Sade empire :clap:


we should make a deal with the Hutus, letting them know we are not defending Puntland :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests