Moderators: Moderators, Junior Moderators



Guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Gedo maamulkii dowladda KMG ee Soomaaliya Maxamad Cabdi Kaliil ayaa meesha ka saaray abaabulkaasi dagaal inay qeyb ka yihiin Ciidamada itoobiya, balse sheegay dowladda Itoobiya iyo Soomaaliya ka dhaxeeyo xariir dowladdeed.
dadka dhulka ha ka wasakhayn.
hanqadh wrote:Guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Gedo maamulkii dowladda KMG ee Soomaaliya Maxamad Cabdi Kaliil ayaa meesha ka saaray abaabulkaasi dagaal inay qeyb ka yihiin Ciidamada itoobiya, balse sheegay dowladda Itoobiya iyo Soomaaliya ka dhaxeeyo xariir dowladdeed.
Thats ugly.![]()
Hiraale man up and fight your own battle's ay.dadka dhulka ha ka wasakhayn.

Dhanka kale xariiro aan la samaynay degmada doolow ayaa naloo xaqiijiyey duulaankaasi in ay qeyb ka noqon doonaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada itoobiya oo soo gaareen degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

hanqadh wrote:Dhanka kale xariiro aan la samaynay degmada doolow ayaa naloo xaqiijiyey duulaankaasi in ay qeyb ka noqon doonaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada itoobiya oo soo gaareen degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
sambac what does that say?







Users browsing this forum: No registered users and 3 guests