Page 1 of 2
Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 8:07 am
by Murax
Ciidamada culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo bilaabay wadahadal ay ku dhex dhexaadinmayaan beelo ku dagaalamay gudaha gobolka Galgaduud.
Posted: 11/15/2009 4:04:00 PM
Shabelle: CADAADO
Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in wadahadal uu ka furmay Tuulada Hoorshe oo u dhaxeysa Magaalooyinka Caabudwaaq iyo Dhuusamareeb.
Kulankaani ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay isku horfadhiyaan Labo Beelood oo halkaasi wada dega kuwaasi oo deegaan ahaan kala dega deegaanada dhabad iyo Cadaado,waxaana wahadalkaani uu yahay mid lagu soo afmeerayo xiisad in mud ah ka dhex taagneyd dadka qabaa’ilada ee halkaasi wada dega.
Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ayaa sheegay in ay doonayaan in labadaani beelood ay heshiisiiyaan islamarkaana ay isku soo dhaweeyaan si aanay mar kale colaado u dhexmarin.
Maahanm markii ugu horeeysay oo kulan lagu heshiisiinayo beelo ku dagaalamay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud oo ka dhacay deegaanada gobolkaasi iyadoo dhex dhexaadinta beelahaasina ay galeen culumaa’udiinka Ahlu Sunn a Waljamaaca.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 8:13 am
by Murax
Wagardhac-Salebaan Had a big heshiis meeting in June of 2008 and they fought like 5 times since then. I heard this conflict is centuries years old, anybody have any details about it?

Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 9:09 am
by CoolPoisons
Wagardha need to stop fighting walahi
for the last 200 years they fighting sacad iyo Saleban
Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 9:15 am
by Murax
Wagardha need to stop fighting walahi
for the last 200 years they fighting sacad iyo Saleban
And Cumar Maxmuud. Whats amazing about these folks is they don't ever say 'yaa marexaan ah'. They stand alone.
But they need peace very badly. It seems now they have decent relations with Cumar Maxmuud and Sacad, so hadila heshisiiyo them and Salebaan they can focus on peace, especially since Ahlu Sunnah reconciled Reer Diini-Wagardhac-S Xusseen. Dhabad is doing very nice, and Gelinsoor mashallah there doing well there. Btw the way they intermarry with Sacad is crazy. I know a Wagardhac dude His Mom is Sacad and His wife is Sacad. Another Sacad lady I know Her mom is Wagardhac

Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 10:31 am
by Murax
Wara Coolpoison, How's S Xussen-Wagardhac relations.
Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 1:16 pm
by Xamud.
Haber Gidir,Marexaan and Dir are constantly fight each other? they need to squash the beef once and for all

Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 1:27 pm
by CoolPoisons
^^ since when did the rest of Marehan fight each other? its only Wagardha
Rer Siyad Husein are peaceful people
Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 1:29 pm
by Xamud.
^^^^^^
Read between the lines, I said "they are constantly fighting each other"
maan oran Marexaan ba is dilay.

^^ anigana waxaan ka wadaa. when did Rer Siyad Husein fight Sacad, Saleban ama Dir?
its only Wagardha. Marehanka kale shuqul ku maleh
its like saying Darod are fighting Sacad
Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 1:36 pm
by Xamud.
^^^^^^^^^^
I edited it, happy now Mr Kalaay ila muran?
Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 1:46 pm
by CoolPoisons
^^^^^^^^^^
I edited it, happy now Mr Kalaay ila muran?
Waryaa qaladkaa adaa lahaa not me
Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 1:51 pm
by Xamud.
^^^^^^^^^^
I edited it, happy now Mr Kalaay ila muran?
Waryaa qaladkaa adaa lahaa not me

war anaga wax aragnay, anigu Sacad iyo Saleebaan waxan u kala dhigay waa labo jiliib oo iyaka is qilaafsan.
Waxaan waxba ahayn wax ha ka dhigiin.
Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 1:54 pm
by CoolPoisons
^^^^^^^^^^
I edited it, happy now Mr Kalaay ila muran?
Waryaa qaladkaa adaa lahaa not me

war anaga wax aragnay, anigu Sacad iyo Saleebaan waxan u kala dhigay waa labo jiliib oo iyaka is qilaafsan.
Waxaan waxba ahayn wax ha ka dhigiin.
Sacad iyo Saleban waa isbahaysi ma ahan labo jiffo oo wada dhashay
Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 1:56 pm
by Xamud.
Re: Ahlu Sunnah to Mediate between Wagardhac-Salebaan
Posted: Sun Nov 15, 2009 2:02 pm
by CoolPoisons
oo maxaad u xanaqeysa? ma Sacad ayaa ku dhalay?