Re: I Love Gedoland!
Posted: Tue Jan 12, 2010 9:38 pm
kkkkk walle caadi ma tihid!' Wawaarey' aan maqlo, goormaa igu dambeeyse! Walaaley husbankeeyga night shift ayuu shaqaayaa, maalintana wuu nastaa...seen yeela? Im just having fun online...qasab ma'ahan inaa niman interneetka lugu shukaansado...lakiinse waa iska benefit 