Page 1 of 1

the joke of the century. Wagardha gets new Suldan in Elwaq

Posted: Thu Jun 03, 2010 12:49 pm
by CoolPoisons
Mid ka mid ah Beelaha SADE oo Nabadoon Cusub ku dooratey degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Nabadoonka cusub ee Beesha Maxamed Amaareer(Wagardhac) oo ka mid ah beelaha SADE ee Gobolka Gedo ku dooratey degmada Ceelwaaq ayaa waxaa lagu magacaabaa Nabadoon:Cabdulaahi Aden Cabdi samed,oo da,diisu ay tahay 40 jir,kaasi oo la sheegay inuu noqon doono Odoyga ugu sareeya Dhinaca dhaqanka Beeshaasi ee Gobolka Gedo.

Goobtii lagu caleemo saarayey nabadoonka cusub oo la sheegay inuu bedelay nabadoon kale oo xilkaasi horey u hayey mudo ka badan ilaa 48 sano ayaa waxaa goob joog ka ahaa qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka beelaha wada dega degmada Ceelwaaq oo ay ka mid yihiin Ugaaska Beesha Gare.Ugaas Aden Ugaas Cali iyo wakiilka Ugaaska Beesha sade ee dhinaca Ceelwaaq.sheekh Xasan Iftiin iyo Odayaal dhaqamedyo kale oo faro badan iyo weliba waxgarad kale .

Maxamed Xirsi dheere oo ka mid ah Odoyaasha degmada Ceelwaaq oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in doorashada nabadoonka ay u dhamaayeen waxgaradka beesha ee ku dhaqan degmooyinka Gobolka Gedo,isagoo sheegayna xilka loo magacaabey Nabadoonka cusub in uu baneeyey Nabadoon xasan Xareed oo xilkaasi hayey mudo ka badan ilaa 48 sano.

Odoyaashii ka Hadley xafladii lagu caleemo saarayey nabadoonka Cusub ayaa waxay kula dardaarmeen in beeshiisa iyo beelaha kale in uu ku hogaamiyo cadaalad,isla markaana uu ka shaqeeyo waxkasta oo bulshada u horseedi kara nabad kuwada noolaansho.

Axmed Cumar Saalixi
Baardheere/Gedo

Re: the joke of the century. Wagardha gets new Suldan in Elw

Posted: Tue Jun 22, 2010 1:44 pm
by abdirisak22
What that tells u?

There are at least 10 marehan ugaas, what is funny about new Wagardha ugaas in Elwaaq. are u being hired by Ugaas sharmake people or u have some beef with Wagardha electing another Ugaas in Gedo region.... explaination is in order?

Re: the joke of the century. Wagardha gets new Suldan in Elw

Posted: Tue Jun 22, 2010 7:54 pm
by OliveOil
What is funny about that yarka? Explain :?

Re: the joke of the century. Wagardha gets new Suldan in Elw

Posted: Tue Jun 22, 2010 10:38 pm
by sadeboi
i think he is laughing at it being in Ceelwaaq..how far people have travelled...

Re: the joke of the century. Wagardha gets new Suldan in Elw

Posted: Tue Jun 22, 2010 11:02 pm
by abdirisak22
i think he is laughing at it being in Ceelwaaq..how far people have travelled...
beaming service is available in Abudwak so dont be shocked if those Galts are being dropped on your head or hut in Se :idea: rinley

Re: the joke of the century. Wagardha gets new Suldan in Elw

Posted: Thu Jun 24, 2010 8:25 am
by grandpakhalif
first they infiltriated reer dalal terroritory now they wanna fock with reer gedo :lol:

Re: the joke of the century. Wagardha gets new Suldan in Elw

Posted: Thu Jun 24, 2010 1:11 pm
by abdirisak22
first they infiltriated reer dalal terroritory now they wanna fock with reer gedo :lol:

aha here we go again! if u believe Abudwak is for Dalal u are mistaken. it is free for all Mrxns. i can say there are no many citizens of Gedo in Abudwak and i cant explain why may be lack of water and mountains made rer Gedo to think Abudwak is forsaken place , but there are at least 8 Marehan subclan are represented in that area Wagars and Diini among them.