Moderators: Moderators, Junior Moderators



this is a big development saxib IGAD is putting all there muscle into Doloow they evne opened up xafiis there.Its finally happening

Already or you mean in the near future?this is a big development saxib IGAD is putting all there muscle into Doloow they evne opened up xafiis there.Its finally happening

Waxay tilmaameen inay iyaga iyo IGAD ay ku heshiiyeen in xafiis uu leeyahay ururka IGAD laga furo magaalada Doolow, sidoo kale waxay shirkoodaas ku cadeeyeen in taliska booliska dowlada KMG ah loosoo wareejin doono gobolada Somalia oo la filayo in gobolka Gedo meel kamid ah la keeno, siiba Doolow.
Waxaa kaloo kamid ahaa qodobadaas inay isku af-garteen in ururka IGAD dhaqaalaha sida tooska ah u aada dowlada KMG ah oo Muqdisho ku sugan looso wareejiyo gobolada dalka, ciidamada dowlada KMG ah ay leedahayna xoogooda la keeno gobolada.

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests