Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Chief Nuur Hassan Good (Nuur Shareeco)

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30322
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Chief Nuur Hassan Good (Nuur Shareeco)

Postby grandpakhalif » Fri Aug 27, 2010 5:08 pm

Taariikh Nololeedkii Nuur Xassan Good (Nuur Shareeco 1906-1982).

Chief Nuur Shareeco: Waxa uu ku dhashay Ximan oo ka tirsan G/Mudug sanadkii 1906. Waxaa uu u soo wareegay Gobolka Gedo 1923 halkaas oo uu ka soo dhulbilaabay Degmadda Luuq oo ka tirsan G/ Gedo.


1925 waxa uu ku biiray Ciidamadii Talyaaniga uu ka qoranayey Koonfurta Soomaaliya, kuwaaso uu ka gaaray Darajadda ugu sareysa ee uu gaaro Nin madowi Cidaamadda Talyaaniga.

1935 Shareeco waxaa loo qaaday Rome halkaas oo u ku maqnaa 6 Bilood arrimo la xariira Tababar Milateri. Markii Talyaaniga la jabiyay kadib 1946-dii waxaa Koonfurta Somalia Yimi Ingiriis kadibna waxaa uu ka maagay in uu ku biiro Ciidamadii Ingiriiska.

1947 waxaa loo duubay Shareeco Caaqilka Beesha Sade ee G/ Gedo halkaas oo uu ka soo qabtay shaqooyin badan, waxaana uu si gaara ulla shaqeeyay Ugaas Xirsi.

Doorashadii Food qasaaro Nuur Shareeco waxaa uu u tartamay in uu ka noqdo Xildhibaan Dawladii Soomaaliya, musuq maasuq awgiis Doorashadaasi ma noqon mid cadaalad ku dhacda, dalkoo dhana waxaa isku mar la maqlay qaylo dhaan iyo codadkii waxaa ku shubtay Leego (SYL) taasina waxay sababatay in lagu dillo Madaxwayne Cabdirashiid Cali Sharmaarke, allaha u naxariistee.

Kadibna waxaa dalka ka dhashay Kacaankii uu Hogaaminayey Gen. Maxamed Siyaad oo Dalka ka noqday Madaxweyne. Inkastoo Shareeco uusan xil ka qaban Dawladii Kacaanka hadana waxaa uu ahaa dadkii soo dhawayeey nidaamka isbadelay iyo waaga cusub ee u baryey Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaate Nuur Shareeco waxaa uu Noqday Nabadoon si aada looga yaqaano Koonfurta Soomaaliya 1947 ilaa intii uu ka geeriyooday. waxaana Xilkiisii la wareegay Wiilkiisi Nabadoon Abshir Nuur Shareeco Taariikhdu markay ahayd May 10, 1982 .

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests