
hadal baradkii baa iskeen. Markasta wax aan loo jeedin buu ka hadlaa, waryaa ma mareexaankii baa ku yiri abdalla11 utag u kusoo hadal baro iskaa sabar badanee? nacas foqal nacas. War sida loo doodo baro oo mawduuca ha badalin, harti iyo waxaan loo jeedin buu ka halayaa
PS: hadaan hartinimo ku qaraabsado sotaa sade oo ina darood ah ku qarabatid? Marehaan awoowe shanaad mise lixaad buu majeerteen u yahay laangaabyahow. Iyo marku reer bicidyahan ku karbaashayay ma hartinimo ku qarabanaayay? Markaan hartiga kale uhilinaayay oo dhulkooda usoo celinaayay ma ana qaraabsanaayay mise waa la igu qaraabsaday?
Mawduucana markale haa badal, wax aan loo jeedin haa keenin hadal barad yahow