Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

A military man in dolow arrested

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30322
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

A military man in dolow arrested

Postby grandpakhalif » Mon Sep 13, 2010 2:16 pm

September 13 @ 08:50:52 EDT



Shalay uun bay aheyd markii ciidamada Ethiopia ay ku xireen magaalada Doolow ee gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil, guddoomiye ku xigeenkii Gedo haddana sheegto in uu gobolka barasaab ka yahay, hase yeeshee maantadan waxaa soo baxay baaq dowladda Ethiopia lagaga codsadanayo in ay siideyso mas'uulka.




Qaar badan oo kamid ah saraakiisha ku sugan degmada Doolow ayaa soo saaray war cad ayaa sheegay in ay ka xun yihiin tallaabadan looma qaateenka ah ee xabsiga loogu taxaabay Maxamed Cabdi Kaliil oo militariga Ethiopia isagoo jeebadeysan ay xireen.


Siyaad Cabdi Kaliil waa sargaal kamid ah kuwa Doolow, walaalana ay yihiin Maxamed Cabdi Kaliil wuxuu u jeediyey dowladda dhexe Ethiopia in ay ilaaliso xiriirka iyo deris wanaagga kala dhexeeya reer Gedo, sidaa daraateedna ay si shuruud la'aan ah xoriyadiisa ku siiso Mr Kaliil.


''Wax aanu qaadan karno ma ahan, waxaanan si deg-degga ah u codsaneynaa in la siidaayo Maxamed'', ayuu yiri Siyaad oo laf ahaantiisa ku sugan Doolow.


Ilaa hadda lama oga sababta loo xiray Maxamed Cabdi Kaliil oo kamid ah ragga aadka u abaabulayo ciidamada lagu ururinayo mudadaba Ethiopia, xilligii la qabanayey wuxuu kulan albaabada u xiran yihiin kula jiray saraakiil ciidan oo Ethiopian ah.


Si kastaba ha ahaatee Ethiopia waxaa lagu tilmaamaa in ay caadadeeda tahay in ay xirato dadka iyada u dhow-dhow, horay waxay xabsi toddobaadyo ah u dirtay Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan, Maxamed Dheere, saraakiil iyo mudanayaal ka tirsan dowladda KMG.

abdirisak22
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 495
Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.

Re: A military man in dolow arrested

Postby abdirisak22 » Mon Sep 13, 2010 3:54 pm

wuu istaahilaa
Cid kast oo magan u noqota ama gargaar weydiisatay Ethiopia waay istaahilaan in si xun loola dhaqmo, haddii aayan la dagaalami karin Shabaabka waxaan kula talin lahaa in ay iska xaadiriyaan xeryaha qoxootiga ee Kenya.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests