not a single civilian died in Beled Hawo today
Posted: Sun Oct 17, 2010 1:03 pm
Dadka ku geeriyooday dagaalkan tiradoodu way sii kordheysaa, waxaa Gedoweb loo xaqiijiyey ugu yaraan 11-qof oo kamid ah dhinacyadii dagaalamayey iyo dhaawaca tiro intaasi ka badan, nasiib wanaag kuwa dagaalka ku dhintay rayid kuma jiraan, sababtuna waxay tahay laguma dhex-dagaalamin magaalada gudaheeda.
Wariye ku sugan Beledxaawo wuxuu leeyahay ''xitaa saameynta iyo diryanka hubka waa weyn ee la isku ridayey shacabku ma dareemin''.
http://www.gedoweb.com/index/modules.ph ... e&sid=5401
Wariye ku sugan Beledxaawo wuxuu leeyahay ''xitaa saameynta iyo diryanka hubka waa weyn ee la isku ridayey shacabku ma dareemin''.
http://www.gedoweb.com/index/modules.ph ... e&sid=5401