Page 2 of 3

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Mon Nov 01, 2010 3:05 pm
by Shankaroon_614
Damn Reer Siyaad waa lagu qasaarey...thought I was gonna marry a Reer Siyaad fella but hex NO :lol:

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Wed Nov 03, 2010 11:51 am
by GENERAL_SNM
So you guys are the cannon fodders for some Iidoor. If only your messiah could see your plight today. :mrgreen:

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Thu Nov 04, 2010 2:21 pm
by Garbo_Gedo
So you guys are the cannon fodders for some Iidoor. If only your messiah could see your plight today. :mrgreen:
Iidooroow Mareexaan ku fuul kaama dego, daayin abidkaaye
Intaad dunida nooshahay anunbaa, duudka kaa rarane
Dacay adag waxaan kuugu xidhay, daalinbaad tahaye
Haddaan dabarka kaa furi lahayn, amaanu kaa dayno
Duunyadii waraabuhu cuniyo, daayacbaad noqone
Dalanbaabiyahow meel xunbaad, dalaq tidhaahdaane
Nin Amxaaro Daafida u karin, amase Doofaarka
Dabeecuu u leeyahay Isaaq, gaalo daba jooge
Dillaal iyo hunguri waa wixii, dilay awowgoode
Dalkay gadan lahaayeen haddaan, lagaga deyrayne.

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Thu Nov 04, 2010 2:26 pm
by Garbo_Gedo
Damn Reer Siyaad waa lagu qasaarey...thought I was gonna marry a Reer Siyaad fella but hex NO :lol:
:lol: :lol: :lol:
Kan hoo horta :rose:

dear maxaa dhacay oo ay kaa galabsadeen? anigaa kaa xaalmarine.

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Thu Nov 04, 2010 8:20 pm
by abdirisak22
Jawaab gabaygii Garbo gedo:

Garbo fulay ku daandaansadoo waa darkaad marine
Diimoone deelqaafka wuu kaaga sii darane
Dood baaba lala ooggi jiray danabka iidoore
Yarku wuu na daandaansade maad iskaba deysid
Daaniyo dhib buu soo gocdee maad duco u oogtid


Waa da,dii falaagadu dhashoo soo daqaaqamaye
Markuu malabku kuu daadsan diif xun buu qabaye
Oo dacdii qaxootigu fadhiyay toban diraacoode
Wuxuu yebel la dalandooli jiray maad dibba u eegtid
Inaad waalidkiisaba dishaa kuugu dawgaline
Mar la dumiyay gurigoodi buu dib u xasuustaye

Dulmi maalintuu kugu habsado waad ka dirirtaaye
Duriyada jabkii lagu markaday maad iskaga daysid
Afkuu kaala dirire maxaa dacarta kaa keenay
Oo ehelu diinkkiyo duqoow daafta ugu raacday
war ma Diini baad tahay maxaad deyrka ugu booday

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Fri Nov 05, 2010 7:53 am
by Garbo_Gedo
Cabdiyoow garwaaqsi waa mid raggi lagu yaqiine
Goortii dulli doolli ahi aar ismoodaan guuxaye
Gariirki kobtaad joogto waa ta laga dareemaye
Gardarane la qatalay waatay dadku kuwaabariisteene

Dulmi Diini baan ka ahoo, maba docdabe
Daalim la darir inaan ahay taariikhduba uga qoran baal dahabiye
Danyartiyo iyo fukhurada nin naaxiyoo wayneeyaan ahaye
Doqon kibirriyo caasi kii tubta toosan raaciyaan ahaye

Cabdiyoow weedhaadi aqbalay sidi oday boqoreede
Walaal suuban taladii in la diidaa waa karaahiye'e

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Fri Nov 05, 2010 4:31 pm
by zingii
100%, A sub clan called ISLAM.
So any one against them is gaal?

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Fri Nov 05, 2010 4:35 pm
by qoraxeey
100%, A sub clan called ISLAM.
So any one against them is gaal?

ma aragtaay

these brainwashed al-sheeyaatiins think so maybe

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Sat Nov 06, 2010 8:47 am
by XimanJaale
The Reer Ahmed, Reer Garad, Ciil Dheere and Talxe sub-clans are majority pro-Al-shabaab but it is no big deal, they can be easily changed.

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Sat Nov 06, 2010 1:06 pm
by zingii
The Reer Ahmed, Reer Garad, Ciil Dheere and Talxe sub-clans are majority pro-Al-shabaab but it is no big deal, they can be easily changed.
How?

karbash them light-handedly?

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Sat Nov 06, 2010 3:30 pm
by Garbo_Gedo
100%, A sub clan called ISLAM.
So any one against them is gaal?
by "them", if you referring to Islam, the answer is YES anyone against Islam is a gaal.

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Sat Nov 06, 2010 4:12 pm
by qoraxeey
garbo harray

waba ka si daratay .. leeh

haada u are saying . al.shabab = islam


:? :roll: :| :down:

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Sat Nov 06, 2010 5:04 pm
by zingii
Garbo ok sxb anigu isaga haray dooda.

macalin jiiro sidaad uga gar hesho way adagtahay. :lol:

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Sat Nov 06, 2010 8:34 pm
by Garbo_Gedo
garbo harray

waba ka si daratay .. leeh

haada u are saying . al.shabab = islam


:? :roll: :| :down:
May macaantay, si qaldan baad u fahantay, that's not what i meant. You clearly misundertood me.

Zingi- lol,,waad garan kartaa halkaan ka duulayo ee ha u qaadan inaan leeyahay Islam=shabab.

Re: Which subclans support Shabab?

Posted: Sun Nov 07, 2010 8:56 am
by qoraxeey
Garbo harraay

haaye baal

lakin ine adeer .. why aad uu tageersantahay irhabiyiinta shiskabab