Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

New school opened Uur'madag tuulo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

New school opened Uur'madag tuulo

Postby ibrahimcw » Fri Jan 21, 2011 3:33 am

Image

Image

Image

Tuulada uur’madag ee ismaamulka ithoiphia ayaa waxaa ka furan school ay wax ku bartaan dadka deegaankaas waxaana iskulkaasi gacanta ku haya dadka deegaanka,

Schoolka uur’madag waxaa uu ka mid ayahay meelaha sida aadka ah wax looga barto waxaana iskuulkaasi gacanta ku haya dad degan degmada caabudwaaq kuwasoo dhaqale ahaan iyo maamul ahanaba ka warqaba.

Mid ka mid ah odaaysha tuulada uur’madag ayaa idaacada badbaado u xaqiiiyay in ay yartahay tayadooda waxbarasho laakiin ay dhaanto waxbarasho la’aanta ka jirta tuulooyin badan oo naga hareersaysan.

Sidoo kale tuuladaasi oo booqasho ay ku tageen wariyaal ka tirsan radio badbaado ayaa waxaa ay ku soo arkeen nolosha magaaladaasi tasoo ay ku nool yihiin dad aad u farabadan waaxaaa ka ira ganacsi yar yar oo aad ku dhex arkeysid gudha tuuladaasi waxaana ku badan dadka reer miyiga ah ee iskaga huleelatuuladasi waxaaa sidoo kale aad ka helaysa hilibka xoolaha oo raqiis ah islamarkaasna fresha ah caanaha ayaga xiliga barqada ah waa ay iska dhooban yihii waloow hada ay tahay xili abaareed oo dadka tuulada ay kuu sheegayaa in hada caanuhu ay aad u yaryihiin laakiin marnaba caano la’aan ma noqoto tuuladaasi.

Schoolka uur’madag waxaa macalimiin ka ah laba macalin waxaana ay nosaheegeen in aysan haysan wax mushaar ah islamarkaasna ardeyda waxaa ay ku fadhiyaan oo wax ku bartaan koonbooyin sidoo kale waxaa aad ugu yaraa jeestooyinka wax lagu qoro iyo sidoo kale buugaagta ardeyda ay wax ku qortaan, mana lahan ardeyda tuuladasi wax kabarata yunufoon ama dhar isku ego o ay wax ku bartaan.

Laakiin waxaa gesinimo lagu amaani karo ah shacabka tuulada uur’madag hirgalinta goobtaan waxbarasho tasoo iftiin u noqotay magaaladaasi.

Badbaadonet Tuulada Uur’mada

Siciid Cabdi jaamac

User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: New school opened Uur'madag tuulo

Postby BaasAbuur » Sat Jan 22, 2011 10:35 am

Anyone has pictures of Neef Kuceshe Town?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 7 guests