Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Caabudwaaq and NGO's

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Caabudwaaq and NGO's

Postby ibrahimcw » Sat Jan 29, 2011 7:15 am

i think its common knowledge that Caabudwaaq in the past has been very reluctant towards NGOs due to many reasons and conflicts with the NGO groups, as a result Reer Caabudwaaq has had no significant external NGO support since the civil war broke out in 1991, but fortunately things have started changing for the better with the new Suufi leadership and the population's growing respect and support for the district administration and its leader, Shiikh Xasan Cabdi Calas. the work has now started, first of with a census of the district's main town Caabudwaaaq.

Hey’adah WFP oo tirokoob a bilawday Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Shalay ayaa waxaa degmada cabudwaaq ee waqooyiga galgaduud soo gaaray mas;uuliyiin ka socday hey’ada cunada ee WFP waxaana ay kusoo dageen NGO’ga ay partinerka la yihiin ee AOA ee Degmada caabudwaaq.

Shalay ayaa Xaafadaha magaalada waxaa lagu arkayay shaqaalaha WFP iyo kuwa NGO’ga AOA oo dhex wareegaya kuwasoo qoraal kusameeynayay cadada qooysaska kuu nool degmadaasi.

Guud ahaan maamulka iyo shacabka degmada ayaa arintaasi soo dhaweeyay tasoo ay uga gol lahaayeen in ay xal u noqonasyo muran awal ka dhaxeeyay dadka deegaana iyo hey’adaha samafalka kasoo ku aadanaa khilaaf dhanka qoysaska ku nool gudaha magaalada caabudwaaq ah waxaana lagau wada qanacsan yahay tirada kasoo baxda marka la tiriyo guud ahan qaysaska xaafadaha oo dhan

Magaalada caabudwaaq ayaa waxaa ay ka mid tahay magaalooyinka ugu Sukaanka badan wadanka soomaaliya inta badana hey’adaha samafalka waa ay iska idho saabi jireen waxaana ay qaadan jireen cadad aad u yar marka loo eego tirada dadka ku nool magaaladaasi
Last edited by ibrahimcw on Sat Jan 29, 2011 7:25 am, edited 1 time in total.

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Caabudwaaq and NGO's

Postby ibrahimcw » Sat Jan 29, 2011 7:19 am

Image
Image
Image
MC ayaa waxaa ay maanta hawlo idho indheeyn ay ku timid magaalada caabudwaaq ee waqooyiga galgaduud waxaaana halkaasi kula kulmay qaar ka mid ah NGO’yada ka shaqeeya deegaankaas iyo qaar ka tirsan Saraakiisha Caafimaadka ee deegaanka.

Cali ibraahim oo ka socday Hey’ada IMC ayaa waxaa uu maanta ku dhaxwareegay gudaha iyo daafaha magaalada oo ay ku yaalaa xeryo xaqooti oo arabadan kuwaasoo ay degan yihiin dadka barakacayaasha ah.

Cali ibraahim ayaa ugu danbeeytii waxaa uu shir la qaaatay NGO’yada magaalada waxaana ay ka wadahadleen horumarka deegaaka iyo waxyaabaha ay uga baahan yihiin in ay ka taageeraan hey’adooda waxaaana lo sheegay baahiyaha dhabta ah ee haatan ka jira deegaanka kuwasoo ay ugu mihiimsanady u gargaarida dadka barakacayaasha ah iyo sidoo kale horumarinta caafimaadka waxaa kaloo laga wada hadlay sidii IMC ay wax uga qaban lahayd biyaha iyo nadaafada deegaanka.

Cali ibraahim oo ahaa sargaalkii hogaaminayay hey’ada ayaa dadka reer Caabduwaaq ku tilmaamay in ay yihiin dad u istaagay hurumarka islamarkaasna uu uga abaal celinayo sida qiimaha leh ee ay usoo dhaweeyeen waxaana uu baaq u jeediyay guud ahaa hey’adaha caalamka in ay imaankaraan degmada caabudwaaq oo uu ku sheegay in ay tahay magaalo xasiloon islamarkaasna dadkeedu ay u bisil yihiin wada shaqaynta hey’adaha caalamiga ah.

Waxaa sidoo kale kulankaas Cali ibraahim ku waheliyay Axmed taajir oo madax ua ah NGO’ga Access aid oo ka mid ah NGO’yada ka hawlgala deegaanka.

Badbaadonet caabduwaaq soomaaliya

Max’ed C/laahi Xasan dayuurad.

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Caabudwaaq and NGO's

Postby ibrahimcw » Sat Jan 29, 2011 7:24 am

Image
Image
Image
Image
NGO’GA Hopel ayaa waxaa uu maanta soo qaban qaabiyay kulan looga wada hadlayo sidii loo horumarin lahaa tayada waxbarashada dee gaanka waqooyiga galgaduud waxaana kulankaasi kasoo qayb galay in ka badan labaatan NGO iyo sidoo ale guud ahaan macalimiinta Schoolada degmada.

Kulankaan oo ka dhacay xarunta Hopel ee degmada caabudwaaq ayaa waxaa looga wada hadlay sidii mrka ugu horeeysa loo samayn lahaa dalad waxbarasho islamarkaasn loowada qaadan lahaa hal manhaj.

Dr. Cabdi yare warsame ayaa ka mid ahaa mas;uuliyiintii kulankaasi ka hadashay waxaana uu soo dhaweeyay midaynta waxbarashada gobolka waxaa sidoo kale halkaasi ka hadlay maamulha Dugisha Ibraahim Cigaal Giir Cawli c/lle Faarax oo asna dhankiisa soo dhaweeyay midaynta iyo qorshe u samaynta tayada waxbarashada.

Ugu dabeeyntiina waxaa kulankaasi ka hadlay Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada SYO Max’ed Max’ud Naasir oo inbadan ka hadlay faa’iidada waxbarasahada iyo sidii la iskaga kaasshan lahaa hurumarkeeda.

NGO’yadii kasoo qayb galay waxaa ka mid ahaa
NGO’ga SAADO, NGO’ga Tawakal, NGO’ga RAO, NGO’ga SYO, Ururka KAYDO, Ururka Midnimo, Ururka Salaamo, Ururka SWO, Ururka Taakulo iyo ururo badan oo kale.

C/wali xasa Jimcaale Cawke

User avatar
mudugawi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 697
Joined: Wed Jun 17, 2009 5:10 pm
Location: Ras Asir to Ras Kamboni

Re: Caabudwaaq and NGO's

Postby mudugawi » Sat Jan 29, 2011 9:38 pm

Good Job Caabudwaaq. I can see my uncle , lol

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Caabudwaaq and NGO's

Postby ibrahimcw » Sun Jan 30, 2011 12:01 pm

^^indeed Caabudwaaq is moving fast, i love my people walahi they are fierce and get what they want when they put their mind to it. there has lately been powerful lobbying for the NGOs to move their headquarters from Dhusomareb to the bigger town Caabudwaaq. :up:

they are developing really fast mashallah.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 7 guests