Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Shishkabab in kismaayo calaacal about General Barre hiiraale

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12573
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Shishkabab in kismaayo calaacal about General Barre hiiraale

Postby XimanJaale » Tue Feb 22, 2011 1:18 pm

Maamulka xarakada Alshabaab ee degmada Kismaayo ayaa manta kulan qado sharaf ah isugu yeeray odyaasha dhaqanka degmada Kismaayo, kaasoo uu maamulku sheegay in ujeedadiisu ay ahayd wada tashi maamulka iyo odoyaasha iyo weliba in looga wada hadlo marxaladda uu hada wadanka marayo.

Kulanka ayaa waxa kasoo qeybgalay masuuliyiin katirsan maamulka degmada Kismaayo oo uu kamid yahay gudoomiyaha degmada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali, Madaxa dacwada iyo Tacliinta degmada Kismaayo Sheekh C/raxiin Cali muudeey iyo masuuliyin kale oo katirsan maamulka xarakada Alshabaab ee degmada Kismaayo, waxaana uu kulankani ka dhacay xarunta Jaamacadda C/dalla Cazaam ee magaalada Kismaayo.

Qaat katirsan odoyaasha dhaqanka degmada Kismaayo oo kulanka qudbado kooban ka jeediyay ayaa ka hadlay marxaladda uu dalka marayo iyo dagaalada ka socda dalka Soomaaliya waxaana ay sheegeen in ay diyaar u yihiin in ay ka qeybqaataan dagaalada ay Xarakada Alshabaab kaga soo horjeedo jiritaanka Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo joogitaanka ciidamada AMISOM ee gudaha dalka Soomaaliya.

Waxaa gabagabadii halkaasi ka hadlay gudoomiyaha degmada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali oo isagu u mahadceliyay odayaashii kulanka kazoo qeybgalay, isagoona ugu baaqay in ay garab istaagaan maamulka islaamiga ah ee Degmada Kismaayo islamarkaasina ay ka hortagaan dagaalada iyo abaabullada ciidan ee ka jira qaar katirsan xuduudaha ay soomaaliya la wadaagto wadamada deriska ah
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 9 guests