Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

History repeats itself

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Garbo_Gedo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1138
Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
Location: Gedo, Baladki Amiirada

History repeats itself

Postby Garbo_Gedo » Sat Mar 05, 2011 11:56 am

Wararka maanta waxay sheegayaan in magaaladi Buuloxaawo ahayd ay kacanta u gashay amxaaro. Halkaas waxay ku barakiciyeyn kumanaan shacab oo iskugu jiro waayeel, caruur iyo haween, waxayna ku dileen 20 dhalinyaradi baladka ahayd. Sidoo kale waxay wararku sheegayaan in magaalada madaafiic amxaaradu kasoo tuurayso Doolow ay magaaladi ku burburinayso, waxay dadka waayo araga u lihi gobolku saadaalinayaan in magaalada lagu wado in amxaaradu burburiso magaalada gebi ahaanteedba sidi ay Doolow u burburisay barigii dagaalka xabashida lala galay ee 1977.

Dhanka kale, dadka siyaada gobolka aqoonta u leh ayaa walwal ka muujiyay arintaan kadib markii ay cadaatay in beesha Garre ee deriska la ah gobolka bayshu degto ay dagaalka socda ee duulaanka gobolka lagu yahay ay hormuud ka yihiin. Sannadihi lasoo dhaafay ayay beesha Garre isku dayeen in dagaal kula wareegaan Ceelwaaq oo ay beeshu degto. Hadaba waxay u egtahay in la doonayo in gobolka loo geliyo gacanta dadka laga tirada badanyahay sida Garre iyo Dirta yare degta iyagoo ka helaya macaawinayo xabashida.

Hadaba waxaad moodaa in taariikhdi al-itixaad iyo Snf dhexmertay iyo dhibaatadi inay mar labaad dhacayso, balse waxaa is waydiin leh miyaan laga faa'iidaysan qaladaadki hore u dhacay. Waayo waxaad moodaa in kooxda Doolow ay matalaan SNF-di hore, Shabaab-na matalaan al-ittixaad, Garre-na matalaan Reer Xasan. Hadaba miyaysan u muuqan hadii Shabab xittaa laga saaro Gedo in Xabashidu hubeen doonto Garre-ha la socda kooxda Doolow sidi barigi hore ay u hubaysay reer Xasan? Kadibna ma dagaalki reer Xasan lala galay baa Garre/Murualle/ Dagoodiye iyo balaayada daran ee iswadata lala geli? Goormee baa marka hormar lasameen?

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: History repeats itself

Postby grandpakhalif » Sun Mar 06, 2011 5:38 pm

Garbo_Gedo daawo sawiir aad uu qiimo badan, calanka towxiidka ee mujahidiinta ee B/xaawo hada waxa siitan calan krishtanka ee Itoopiya nacala tula calayk

Image


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest