Ciidamo u hogaaminayo Col Bare Hirale chases ciidanka Abu Ma
Posted: Sun Mar 06, 2011 2:33 am
Beled Xaawo: Magaalada Beled Xaawo Oo Ay Ka Raacday Al Shabaab Ninkii Iswaalaaba Waabiyaa Hela.
Beled Xaawo: Shalay waaberigii bay aheeyd markii ay ciidamo u hogaaminayo Xildhibaan Bare Aden Shire cagta ay mariyeen ciidamo ay hor ordayeen Abu Mansuur Rooboow iyo Fu'ad Shangole.
Ciidamada uu hogaaminayay Xildhibaan Bare Aden Shire ayaa sida wararku sheegayaan waxa ay saaka kulaalayaan magaalada Garbahareey ee xarunta Gobolka Gedo.
Wararka ayaa intaa waxa ay ku darayaan in ciidamadii ay hor ordayeen Abu Mansuur iyo Fu'ad Shangole badankood in ay u gudbeen dhankaa iyo Magaalada Baardheere, waxa dadka ku sugan deegaanka ay sheegayaan in ciidamadan uu hogaaminayo Xildhibaan Bare aan la fileeyn in ay kala kulmi doonaan magaalada Garbahaareey iska caabi sidaa u buuran.
Cutubyo ka tirsan ciidamada uu hogaaminayo Xildhibaan Bare ayaa waxa ay iyana kulaalayaan magaalada Ceel waaq ee gobolka Gedo.
Waxii war ah ee kasoo kordha warkan kala soco Allgalgaduud Media
http://allgalgaduud.com/index.php?optio ... tid=1:news