Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

qurba joogta Beesha Sade oo cambaareeyay duulaanka itoopiya

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

qurba joogta Beesha Sade oo cambaareeyay duulaanka itoopiya

Postby grandpakhalif » Sun Mar 06, 2011 5:11 pm

Qurba joogta Beesha Sade ayaa si kulul u cambaareeyay duulaanka cadowtinimada ah iyo xasuuqa ay ka wadaan Gobalka Gedo ciidamada Saliibiga Itoobiya iyo Kenya ee shalay galay magaalada Beled-xaawo.


Magaalada Baladxaawo ayaa aheyd xalay mid gashay gacanta ciidamada gumaysiga ee Kenya iyo itoobiya kuwaas oo dhac iyo boob u gaystay hantidii rayidka ,sababna u noqday xiritaankii masaajida,adeegyada bulshada iyo barakicinta kumanaan kun oo qoys oo hada u baahan gargaar bini 'aadanimo oo deg deg ah.


Waxgaradka iyo dhalinyarada Beesha ee ku dhaqan Dalka Dibadiisa ayaa soo saaray war ay uga hadlayaan dhibaatada lagu hayo shacabka Muslimka ah ee Gedo iyo guud ahaanba Shacabka Soomaaliyeed, ayagoo ku sheegay bayaankooda in Itoobiya iyo kenya aynan ka suulin damacoodii ahaa inay Soomaaliya kala qaybsadaan oo hada aad moodo in Itoobiya wadanka la soo galinayo ayada oo wadato magaca Ciidamada Xasuuqa ka wada muqdisho ee Gumaadsom.


Waxaa bayaanka lagu sheegay in qabsashada magaalada Beled-xaawo ay sababtay in ay istaagaan dhamaan adeegyadii bulshada sida ganacsiga, waxbarashada iyo duruustii ka bixi jirtay masaajidada magaalada islamarkaana markaana ay muuqato in magaaladii ay gumaysi gashay loona baahan yahay bulshada gobalka oo lagu bartay gumaysi naceyb in ay u tafo xaydato sidii la isaga kicin lahaa cadowga horarka ah ee Saliibiga Itoobiya.


Sheekh Mahamed Jaamac oo katirsan Qurba joogta Beesha Sede ayaa sheegay in shacabka Beled-xaawo dhawaan ka xoroobi doonaan gumaysiga ay ku hayaan ciidanka Macatab u dirirka Itoobiya,waxaa uuna Sheequ xasuusiyay beesha Sade qaybtii lixaadka lahayd ee ay kaga qayb qaadatay Jihaadkii Gumaysiga looga saaray wadanka .


Sheeqa oo hadalkiisa sii baa yiri "Qurba joogta Beesha Sade waxay cambaareynayaan qaska iyo qalaanqalka ay Saliibiyiinta Itoobiya ku hayaan shacabka Gedo gaar ahaan magaalada Beled-xaawo, cadawgu wuxuu soo adeegsaday gaalada kenya oo in muda ahba is qarinaysay laakiin shacabkayagu uu ka war hayay hagardaamada ay ku haysay nabada gobalka, waxa kaloo uu ku tilmaamay wax laga yaqyaqsado kuwo isku sheegaya inay gobalka u dhasheen inay ka qayb qaateen gubida iyo dhaca hantida dadka rayidka waxaa uuna yiri waa arin lagula xisaabtami doono gaboodfalyada ay u gaysteen Shacabkayaga Muslimka ah".


Qurba joogta Beesha ayaa ugu baaqay shacabka Muslimka ah ee Gedo ku nool in ay Naf iyo maal isugu geeyaan Jihaadka ka socda Soomaaliya iskana difaacaan calooshood u shaqeystayaasha Gobalka usoo horkacay cadawga soo jireenka ah ee Gumaysiga Itoobiya iyo Kenya.


Ugu dambeyntii Beesha Sade waxay balan qaaday in ay sii wedi doonto taageerada ay siiyaan Mujaahidiinta iyagoon sidoo kale dhaleeceeyay dhibka ay shacabka Cabudwaaq ku hayaan Mushrikiinta gaalada wakiilka ka ah,waxa ayna uga digeen in dhalinyarada beesha loo isticmaalo inay Gumaysiga Itoobiya horgaleen u noqdaan taasoo ay ku sheegeen inay taariikh xumo u tahay beesha, oo ay taariikhda ku xusto kaalintii ay ku lahaayeen Jihaadkii uu hogaaminayay Imaam Ahmed Gurey.


AmiirNuur Media

User avatar
kismayogedojubaland
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1115
Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia

Re: qurba joogta Beesha Sade oo cambaareeyay duulaanka itoop

Postby kismayogedojubaland » Sun Mar 06, 2011 5:49 pm

GUUL SHACABKA :up:

User avatar
LooxJiid
Posts: 220
Joined: Tue Feb 22, 2011 9:16 am
Location: Caasimadda

Re: qurba joogta Beesha Sade oo cambaareeyay duulaanka itoop

Postby LooxJiid » Sun Mar 06, 2011 5:53 pm

Amiir Nuur media is the propoganda machine of al Shabaab. Isn't it?

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12573
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: qurba joogta Beesha Sade oo cambaareeyay duulaanka itoop

Postby XimanJaale » Sun Mar 06, 2011 5:55 pm

Amiir Nuur media is the propoganda machine of al Shabaab. Isn't it?
Yeah :lol: :lol: :lol: The truth is the shacab hate Al Shabab. There was phone conference btw Sade diaspora and TFG leader's few hours ago.

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: qurba joogta Beesha Sade oo cambaareeyay duulaanka itoop

Postby grandpakhalif » Sun Mar 06, 2011 5:57 pm

Amiir Nuur media is the propoganda machine of al Shabaab. Isn't it?
LOOXJIID,

I dont get you are you a somali muslim supporter or Ethiopian supporter?

User avatar
LooxJiid
Posts: 220
Joined: Tue Feb 22, 2011 9:16 am
Location: Caasimadda

Re: qurba joogta Beesha Sade oo cambaareeyay duulaanka itoop

Postby LooxJiid » Sun Mar 06, 2011 9:17 pm

Amiir Nuur media is the propoganda machine of al Shabaab. Isn't it?
LOOXJIID,

I dont get you are you a somali muslim supporter or Ethiopian supporter?
Grandpa,

I am a realist and I am hated for that. I enjoy it. I am nobody's supporter. And honestly, I don't see any Ethiopians in the picture so far.

This is Marehans (with some allies) vs Marehans (with some allies.)

Next time you cite a news report, please cite a neutral source so that we can at least read it. 8-)

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: qurba joogta Beesha Sade oo cambaareeyay duulaanka itoop

Postby ibrahimcw » Sun Mar 06, 2011 11:37 pm

looxjiid F off, we know your some sad cagdheer who is doing isku dir between brother, supporting one side than the other to destabilise our unity and make arguements, its no coicindence all the cagdheer trolls disappeared as new people claiming to be sade join the forum, obviously they are wearing new usernames like looxjiid iyo balaayo kale. 1+1=2

no mareexaan references a troll website like waamonews F off :arrow:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests