
Taliska Milleteriga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Mujaahidiinta ay saacadaha soo socda dagaal kula wareegi doonaan degmooyin ay maalmo ka hor xaalad dagaal uga soo bexeen.
Saraakiil katirsan xarakada Al Shabaab oo goordhaw war kooban ka sheegay idaacadda Qur'aanka Kariimka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada Mujaahidiinta ay hadda ku suganyihiin afaafka hore ee degmada Luuq islamarkaana ay ciidanka Itoobiya si tartiib tartiib ah ugasii baxayaan magaalada.
Sidoo kale ciidamo farabadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa u dhaqaaqay dhanka Beled Xaawo oo maalmihii lasoo dhaafay haawaneysay markii ay ka bexeen ciidanka Itoobiya iyo kuwa DKMG-ka.
Ciidamo kale oo iyana katirsan Mujaahidiinta oo ku sugnaa duleedka Ceel Waaq ayaa iyana amar lagusiiyay in ay dhaqaaqaan waxaana lafilayaa in saacadaha soo socda isbedello waaweyn ka dhacaan Gedo.
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo leh Talis ciidan iyo mid maamul oo adag ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku dhaqaaqayeen Insixaab ay ku dhegreyso cadawgeeda.
Allahuakbar



