LOOOOOOOL Madoobe aka Black Bootin Dheere
Posted: Wed Mar 16, 2011 6:10 am
Diif: (Sh. M. Network) Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Diif ee gobolka Jubada hoos, iyadoo degaankaasi uusan ka dhicin wax dagaal ah kadib markii ay isaga baxeen ciidamada Ururka Raaskambooni.
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya deegaanka Diif oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Dhoobleey ee gobolka Jubada hoose, waxaana deegaankaasi isaga baxay Ciidamo uu hogaaminayo Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) oo halkaasi maalmihii lasoo dhaafay gacanta ku hayay kuwaasi oo la sheegay inay u jihaysteen deegaanka Diif ee dalka Kenya.
Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in si nabad galyo ah ay ciidamada Al Shabaab kula wareegeen deegaankaasi kadib markii dhowr jiho ay ka galeen deegaanka ciidamo farabadan oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo wata gaadiidka dagaalka, waxaana la’ogayn sababaha ciidamada Axmed Madoobe ay uga baxeen daagaankaasi.
Ilo wareedyo ku sugan deegaanka Diif ayaa waxaa ay Idaacadda Shabelle u sheegeen in deeegaankaasi ay labadii habeen ee ugu dambeysay si tartiib tartiib ay uga baxayeen ciidamada Ururka Raskaambooni oo uu hogaamiyo Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) oo gacan saar la leh dowladda KMG Soomaaliya.
Majiraan wax war ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab oo ku aadan la wareegida deegaanka Diif ee gobolka Jubadaha hoose, waxaana sidoo kale aan jirin wax war ah oo iyana kasoo baxay Ururka Raaskambooni oo ku aadan deegaanka Diif.
Deegaanka Diif ee gobolka Jubada hoose, waxaa maalmo ka hor ka dhacay dagaal xoogan oo waqti kooban ay Xarakada Al Shabaab kula wareegeen deegaankaasi hase ahaatee kuma nagaan oo waxaa weerar rogaal celis ah ku qabsaday Ciidamada Ururka Raskambooni oo maanta gacan ku haynta deegaanka Diif lagala wareegay.
Alla ya dadkaan cagdheer caqli iyo murug (muscles) siyoo
Do you know that Diif is a tuulo and 10x smaller than Tuulo Barwaaqo and Busaar and these malnurished caano boore sucking caghdeer's skinnies can't even hold this tuulo for less than 4 days. They should take lesson from the great leaders Barre Hiiraale, Sheik Qaadi iyo Cabdi Kaliil the Empire of Beesha Sade.
Not to worry, insha'allah ciidamada beesha sade that were trained in their HOMELAND 'Dolloow' and the ones that were trained in Kenya that are currently in Ceelwaaq district will liberate Jubooyinka (as always).
Kismaayo here weeeeeeeeeeeee come!! It's true when Sayidka said Beesha Sade are warriors and tough