Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Postby new-york24 » Sat Mar 19, 2011 5:00 pm

KKKKKKKKKKK MORYAAN POIZON AL SHABAB HAS CAPTURED DIIF

Wakaahladda Wararka SomaliMeMo ayaa Akhristayaasheeda usoo bandhigaysa Muuqaallo ku saabsan xaaladda deegaanka Diif oo ay dhawaan ka dhaceen dagalalo culus oo u dhexeeyay ciidanka Mujaahidiinta iyo Maleeshiyaadkii Kenya lagusoo anshax xumeeyay.

Weriyaha Wakaaladda Wararka SomaliMeMo ee Jubbooyinka Cabdi Raxmaan Yare ayaa halkaasi ku sugan wuxuuna soo diray sawirro ka tarjumaya xaqiiqda dhabta ah ee Diif ka jirta.

Deegaanka Diif oo dhaca xad beenaadka ay wadaagaan Kenya iyo Jubbada Hoose ayaa waxaa in mudda ah ku sugnaa maleeshiyaad shareecada diid ah oo Axmed Madoobe iyo Dowlada Kenya taabacsanaa.

Markii ay Mujaahidiintu halkaasi gaareen ayey waxa ay hagaajiyeen Ceelkii Biyaha deegaanka waxayna soo celiyeen nabad gelyadii deegaanka iyagoona ku dhawaaqay in ku dhaqanka shareecada Islaamka laga hirgelin doono halkaasi.

Image
Ciidanka Mujaahidiinta oo gudaha deegaanka Diif sii gelaya

Image
Image
Image
Image
Image

Is that dulyadeyn speaking in the masjid :?

User avatar
ruralboy
Posts: 171
Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Postby ruralboy » Sat Mar 19, 2011 5:13 pm

^^ why the fock hasnt sadeboi banned this focking multinicker

LoxJid aka ruralboy aka AA Guleid get the fock outa here
CoolPoisons,

Waad waalatay, Sadeboi-na sidaada oo kale qof xanuunsan oo ay dad ka dhex qaylinayaan maaha. Arrintu waxay ka dhexaysaa labadaada magac iyo ninkaas aad looxshiid ku sheegayso.

Meeshan issues ayaa yaalla, waxna ma qortid, waxna ma soo kordhisid. Barre Hiiraale Barre Hiiraale Barre Hiiraale waad waalatay. Ninkaa dadka yar oo xurmada u hayaadba ku diraysaa.

Haddii ay run tahay i aad ina-adeerkii tahay, sharafta ha ka qaadin. Haddii kale dad baa kaa xiga kaagana xog ogaalsane matagga jooji.

User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Postby Warsame101 » Sun Mar 20, 2011 11:14 am

It is unfortunate that we live in an age where some internet character whom you have never exchanged dialogue with claims to actually know you and divulge your personal info.

CoolP, one should never give attention seekers what they crave.

This forum is slowly loosing its touch where memberswho use to know each other are rapidly dis-appearing and multi-nicking newbs are dominating the forum.

User avatar
LooxJiid
Posts: 220
Joined: Tue Feb 22, 2011 9:16 am
Location: Caasimadda

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Postby LooxJiid » Sun Mar 20, 2011 11:54 am

Whoa!

Qof isaga isla hadaayo oo isu markhaati furaayo waa shaaciro miiran. Micnaha forumkan adigoo 2 ah baa inta badan ku sheekaysan jirey, mawduucuna hal nin buu ku saabsanaa. Hadda adigana hal nin baa lagaa dhigey, mawduucyada laga sheekaysanayana hal nin ah waa ka badan yihiin. Runtii dad badan baa iska caajisay, ama sidaadoo kale magacyo badan samaystay.

Jaalle: Miyaadan fahmeyn in filimkaaga uu fashilmay ilaa xad la saadaalin karo waxyaabaha ay labadaada af isu sheegi doonaan toddobaadka soo socda.

"Warsame 101 ayaa horay u saadaaliyey" CP
"CoolPoisons ayaa horay u sii ogaa" W101

"Ban this or that multinicker" CP
"This forum is losing its touch..." W101

"Jubaland waa la xoraynayaa kol dhaw" CP
"This region will soon be liberated" W101

"Caaqil Warsame....." CP
"Jaalle Coolpoisons...." W101

"I don't think Maslax is anything of substance now"CP
"The people that have no connection with the reality on the ground..."W101

Waxaan hadda garan karaa in aad 20 qof PM u dirayso oo aad leedahay forumku intuu noqday, sidaan haddaan laga beddelin, kadaa kadaa, wakadaa, kadaa adigoo Warsame 101 ah, laakiin adigoo CoolPoisons ah aad iska dhigayso nin caraysan oo meesha ka niyad-jabsan oo qiiq iyo boor isku qarinaya.

Haddii uu jiro qof ka dambeeya CoolPoisons character oo Reer Siyaad Xuseen ah, telkaaga PM iigu soo dir, saddex nin oo dhallinyaro ah oo reer Siyaad Xuseen midkaad doorataan kula soo hadashiinayaa, xaalna waan ku siinayaa.

LJ.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Postby CoolPoisons » Sun Mar 20, 2011 12:41 pm

^^ aabaha iyo langaabka ka dashay was aniga ha igu mashquulin

Warsame1 walahi i never paid attention laakin forumka quiet aha and i wanted some karbash action. Lately i havent karbashed anyone but this ina gumeed will be the first 1 after long time

LohJid aka AA Guleid aka Abdirasaq Jesteye let the battle start

User avatar
LooxJiid
Posts: 220
Joined: Tue Feb 22, 2011 9:16 am
Location: Caasimadda

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Postby LooxJiid » Sun Mar 20, 2011 3:00 pm

Warsame101,

Adigii baa weli keligaa sheekaysanaya, sidii wax waalan oo kale. Magaca Reer Siyaad Xuseenka ah iska dhig, markaa waan ku dhegaysanaynaa.

Haddaad RSX tahay [aniga waan hubaa in aad Warsame tahaye] telkaaga ii soo dir. Reerkiinna cabsi iyo wejiyo badan laguma aqoon, wallaahi sharaftaad ka qaadday dadkiinna.

"CoolPoisons baa la i dhahaa, Reer Siyaad Xuseen baan ahay. Dad Marreexaan ah oo ina adeerkay jecel waa jiraan. Xitaa nin Reer Siyaad Xuseen ah baa avatarkiisa Barre ka dhigtay. Wallaahi waa jiraan, hadda waa jiraan, Caaqil baan ahay, sidaasaan iri, Jeesteeyaan raacdeeyey, waxaas oo dhan waa jiraan, anigana maaha, waa reer Siyaad Xuseen, laakiin marmar waa is hilmaamaa, Barre Hiiraale, Barre Hiiraale, Barre Hiiraale, Barre Hiiraale, Barre Hiiraale. Haah, haah! Haah! Haah! Barre, Barre, waa soo halgannay, haah! waa soo halgannay Garbaharrey baan gubi doonnaa, bal waxaan samayn doonno soo ogaada!" War waad khfiiftay, cid ku ceshanaysana ma leh.

Nimanka Reer Diini oo meesha kugula jira way ku og yihiin laakiin way kaa xishoonayaan. Waxay ka baqayaan in aad personal arrinta u qaadato. Anigu laakiin nin Reer Gedood ah oo dadkii hore ah oo aan munaafaqad aqoon baan ahay. Meesha waad ku cawarantaye dadku ha kaa sheekaysteene isaga tag.

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Postby Murax » Sun Mar 20, 2011 3:12 pm

Whoa!

Qof isaga isla hadaayo oo isu markhaati furaayo waa shaaciro miiran. Micnaha forumkan adigoo 2 ah baa inta badan ku sheekaysan jirey, mawduucuna hal nin buu ku saabsanaa. Hadda adigana hal nin baa lagaa dhigey, mawduucyada laga sheekaysanayana hal nin ah waa ka badan yihiin. Runtii dad badan baa iska caajisay, ama sidaadoo kale magacyo badan samaystay.

Jaalle: Miyaadan fahmeyn in filimkaaga uu fashilmay ilaa xad la saadaalin karo waxyaabaha ay labadaada af isu sheegi doonaan toddobaadka soo socda.

"Warsame 101 ayaa horay u saadaaliyey" CP
"CoolPoisons ayaa horay u sii ogaa" W101

"Ban this or that multinicker" CP
"This forum is losing its touch..." W101

"Jubaland waa la xoraynayaa kol dhaw" CP
"This region will soon be liberated" W101

"Caaqil Warsame....." CP
"Jaalle Coolpoisons...." W101

"I don't think Maslax is anything of substance now"CP
"The people that have no connection with the reality on the ground..."W101

Waxaan hadda garan karaa in aad 20 qof PM u dirayso oo aad leedahay forumku intuu noqday, sidaan haddaan laga beddelin, kadaa kadaa, wakadaa, kadaa adigoo Warsame 101 ah, laakiin adigoo CoolPoisons ah aad iska dhigayso nin caraysan oo meesha ka niyad-jabsan oo qiiq iyo boor isku qarinaya.

Haddii uu jiro qof ka dambeeya CoolPoisons character oo Reer Siyaad Xuseen ah, telkaaga PM iigu soo dir, saddex nin oo dhallinyaro ah oo reer Siyaad Xuseen midkaad doorataan kula soo hadashiinayaa, xaalna waan ku siinayaa.

LJ.

LMFAO :lol: :lol:

Coolpoison and Warsame are not the same character, nontheless this is just funny.

What this does prove though is that coolpoison needs more originality. He's like a human parrot :lol:

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Postby CoolPoisons » Mon Mar 21, 2011 1:13 am

^^ Ali Husein doqon weliga naf ma laheyn

langaab xun oo Shegad ah intu forumka balaayo aan jirin ku so qoray ayaa kix kix kix ku bilowdey

dad badan waxay ka xanaaqeen that i support ciidanka Dolow and Mujahidka Bare Hirale and i never changed

munaaqifnimada kugu jirtay ayaan ku tusa

waxaan xasuusta fariinta aad u dirtay XogSade sanadkii hore
Maybe its time for me to apologise to You Guys for saying ciidanka doolow had no chance to capture any land in Gedo. I had no idea the jab for Shabab was this bad :shock:

I just don't understand why righ tnow while they are bruised and battered, to finish them? I'm assuming its becauase ragga Doolow themselves need a rest.

http://www.gedonet.com/index.php?news=4544

User avatar
LooxJiid
Posts: 220
Joined: Tue Feb 22, 2011 9:16 am
Location: Caasimadda

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Postby LooxJiid » Mon Mar 21, 2011 7:21 am

Oo kaalay private message-kana ma igu baryaysaa oo "brother dadka ha igu kashifin nooh, labada magac midna dadkaan ku caayaa midna akhyaar baan isaga dhigaaye..." baad igu leedahay halkanna ma igu aflegaaddeynaysaa?

Gaddafi maxaa kuu galay?

Laakiin gah! gah! gah! gah! Maxaa kale oo laga sugayey 2wejiile?

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

LJ.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Postby CoolPoisons » Mon Mar 21, 2011 8:59 am

^^ bantuyaho langaabka ah. car hadaad rag tahay so bandhig message aan ku so diray

Focking liar, waryaa I am the no1 karbasher in here. dagaalka wajiga kowaad wuu bilowdey. waan la ogaan doona qofka so hara

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12573
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Postby XimanJaale » Mon Mar 21, 2011 10:57 am

^^ Ali Husein doqon weliga naf ma laheyn

langaab xun oo Shegad ah intu forumka balaayo aan jirin ku so qoray ayaa kix kix kix ku bilowdey

dad badan waxay ka xanaaqeen that i support ciidanka Dolow and Mujahidka Bare Hirale and i never changed

munaaqifnimada kugu jirtay ayaan ku tusa

waxaan xasuusta fariinta aad u dirtay XogSade sanadkii hore
Maybe its time for me to apologise to You Guys for saying ciidanka doolow had no chance to capture any land in Gedo. I had no idea the jab for Shabab was this bad :shock:

I just don't understand why righ tnow while they are bruised and battered, to finish them? I'm assuming its becauase ragga Doolow themselves need a rest.

http://www.gedonet.com/index.php?news=4544
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

This Marax murax character waba doqon kalsooni ku yar :down:

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Postby Murax » Mon Mar 21, 2011 2:16 pm

^^ Ali Husein doqon weliga naf ma laheyn

langaab xun oo Shegad ah intu forumka balaayo aan jirin ku so qoray ayaa kix kix kix ku bilowdey

dad badan waxay ka xanaaqeen that i support ciidanka Dolow and Mujahidka Bare Hirale and i never changed

munaaqifnimada kugu jirtay ayaan ku tusa

waxaan xasuusta fariinta aad u dirtay XogSade sanadkii hore
Maybe its time for me to apologise to You Guys for saying ciidanka doolow had no chance to capture any land in Gedo. I had no idea the jab for Shabab was this bad :shock:

I just don't understand why righ tnow while they are bruised and battered, to finish them? I'm assuming its becauase ragga Doolow themselves need a rest.

http://www.gedonet.com/index.php?news=4544

You're such an caaq because this proves my point. I made this post when there was another ill fated ku dhufo and retreat after 2 days running while shacabka la barakiciyay for nothing. This is is why I was so adamantly against this one. The fact doesn't change that You're a parrot, that needs to develop His own maskax , and LooxJiid illustrated that :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests