Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Raxmaan Faroole oo ka mid ah siyaasiyiinta isku raba kursiga madaxtinimada Dowladda KMG ah ayaa sheegay in shirka Nairobi looga hadli doono sidii looga arrinsan lahaa ciddii bedeli lahayd xukuumadda hadda ka jirta qeybo Muqdisho ka tirsan.
Faroole oo hadal kooban saxaafadda ku siiyay garoonka diyaaradaha Garowe ayaa sheegay in shirka ka dhacaya Nairobi uu muhiimad gooni ah u leeyahay Puntland.
http://www.allgedo.com/2011/04/10/faroo ... ysanaysaa/
Whutz ur take?



