Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Breaking news ciidanka Jubaland oo u dhqaaqay Garbaharey iyo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Breaking news ciidanka Jubaland oo u dhqaaqay Garbaharey iyo

Postby CoolPoisons » Sun Apr 24, 2011 2:44 am

Mas’uuliyiinta DKMG ee Gedo oo sheegay inay weerar ku yihiin Shabaab

Balad Xaawo: (Sh. M. Network) Maamulka dowladda KMG Soomaaliya ee degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay inay weerar ku yihiin degmooyin ka tirsan gobolkaasi oo ay ku sugan yihiin Xarakada Al Shabaab.



Wararka saakay imaanaya degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in xiisad u dhaxaysa Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Al Shabaab laga dareemayo meelo badan oo ka mid ah gobolkaasi.



Wararka lagu kalsoonaan karo oo ay Idaacadda Shabelle ka halayso gobolkaasi ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ee ku sugnaa degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo qaarkood ay u jihaysteen degmooyinka Garbahaareey iyo Baardheere oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan Xarakadaa Al Shabaab.



Max’ed Cabdi Kaliil oo ah gudoomiyaha Maamulka dowladda KMG ee gobolka Gedo oo xalay waraysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waaa uu xaqiijiyay in Ciidamadooda ay weerar ku yihiin degmooyinka Garbahaareey iyo Baardheere oo maalmihii u dambeeyay ay Ciidamada Shabaab ay isku urursanayeen.



Gudoomiyaha waxaa uu sheegay in degmmoyinka ay weerarka ku yihiin ciidmadaooda Shabaabka ay wadaan dhibaatoo uu sheegay inay ku hayaan shacabka ku dhaqan degmooyinka ku yaala gobolka Gedo, isagoo sidoo kale tilmamay in degmooyinka Garbahaareey iyo Baardheere Shabaabka ay bililiqo ka gaysteen sida uu hadalka u dhigay Max’ed Cabdi Kaliil.



Marka laga soo tago Xiisadda dagaal ee saakay laga dareemayo degmoooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka Gedo ayaa waxaa jira cabsi xoogan oo lasoo daristay dadka ku dhaqan degmooyinka Garbahaareey iyo Baardheere oo la sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda KMG ay ku wajahan yihiin

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests