1 askari died
6 Shiskabab died
waa ciidan xudun military leh
hasaaraha haddaan eegno ciidanka dowladda waxaa dagaalka kaga dhintay hal askari, afar kalana way ku dhaawacmeen, dhanka Al-Shabaab dad deegaanka ah oo aan taleefanka kula xiriirnay waxay noo sheegeen in goobtii lagu dagaalamay ay ku arkeen meydadka 8-askari oo ciidamada Al-Shabaab, walina ay halkaas yaallaan.
http://gedoweb.com/modules.php?name=New ... le&sid=198



