Page 1 of 3

biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Sat May 07, 2011 3:09 pm
by CoolPoisons
nin ka tirsan guddiga olympica ayaa so gaaray Abudwaq and he said he's gonna build the garoon

yuu Marehan ka yahay?

Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Munaasabada loo sameeyay dhagax dhiga garoonka kubada cagta ee Degmada Caabuwaaq isla markaana xariga looga jarayay ayaa waxaa goob joog ka ahaa maanta maamulka Sare ee Culimaa’udiinka Ahlusuna Waljameeca, kan Degmada, Xubno ka socday gudiga sare ee Olympic-kada, wafti ka socday Qurba joogta, iyo Bahda Sports-ka degmada Caabudwaaq.

Gudoomiyaha guud ee Culima’udiinka Ahlusuna Sh. Ibraahin Sh. Isbaahin Sh. Xasan (Guureeye) iyo Cumar xasan Maxamed (Cumar dheere) oo ah xubin sare oo ka tirsan Gudiga Olympic-kada ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay dhismaha loogu tala galay garoonka kubada Cagta ee Degmada Caabuwaaq waxaana goobtaasi hadalo kala duwan ka jeediyay masuuliyiin kala duwan ee ka soo qayb galay xaflada xariga looga jarayay dhismaha garoonka Degmada.

Sh. Ibraahim Guureeye oo ah masuulka ugu sareeya Ahlusuna ayaa ugu baaqay qaybaha kala duwan ee bulshada inay gacan ka gaystaan howlaha lagu hormarinayo adeegyada Bulshada iyo is dhex galka dhalinyarada waxaana uu sheegay inay bulshada Caabudwaaq ay xaq ku leeyihiin gudiga sare ee Olympic-kada inay ka qayb qaataan hurumarinta dhalinyarada gaar ahaan tan Sports-ka isaga oo umahad celiyay Cumar dheere oo ka socday gudiga Olympic-kada ahna Gudoomiyaha bahda Leicester iyo Axmed Maxamed Axmed (Axmed Qaahira) oo ka yimid dalka Australia ayaa sheegay inuu ku deeqayo mucaawino uu u keenay bahda Sports-ka ee Gobolka Galgaduud, waxaana uu shegay inay u tahay farxad ka qaybkiisa maanta ee munaasabada dhagax dhiga Stadiom-ka Caabudwaaq.

Cumar Dheere ayaa dhinaciisa sheegay inuu ku farax san yahey munaasabad dhagax dhiga maanta ka dhacaysa Istadiom-ka Caabudwaaq waxuuna sheegay inay gacan ka gaysan doonaan garoonkan oo uu ku tilmaamay inuu noqon doono kii ugu horeeyay ee gudiga Olympic-ka ay ka dhisaan Gobolka Galgaduud waxuuna noqon doonaa ayuu yiri garoonka ugu wayn bartamaha Soomaaliya.

Ugu Danbayntii waxaa halkaasi hadal kooban ka soo jeediyay gudoomiyaha Sports-ka Degmada Caabudwaaq Muxiyadiin Cabdi Geele oo sheegay inuu uga mahadcelinayo dadkii ka soo qayb galay munaasabada dhagax dhiga Garoonka Kubada ee Degmada Caabudwaaq waxaana uu ka codsaday gudiga Olympic-kada iyo qurba jogtaba inay gacan ka gaystaan dhismaha Garoonka.

Image

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Sat May 07, 2011 5:34 pm
by Latiifah
Habar Ciise

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Sun May 08, 2011 2:05 am
by CoolPoisons
Habar Ciise
WTF weligey isma lahayn that precious_dyme would know his qabiil. precious ninka ma live ayaa u taqaana mise u guessed it?

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Sun May 08, 2011 2:12 pm
by Latiifah
:lol: Coolpoison u got jokes ma istiri... to answer ur q, i know the guy personally.

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Sun May 08, 2011 3:32 pm
by Voltage
:clap: :rose: :heart: Ciise Muslim :heart: :rose: :clap:

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Sun May 08, 2011 5:12 pm
by Archerr
Good luck to Abudwaq. We will build a bigger one in Beled Xaawo.

ps. Will it have a turf?

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Mon May 09, 2011 3:11 am
by CoolPoisons
:lol: Coolpoison u got jokes ma istiri... to answer ur q, i know the guy personally.
malaha dhiig Rer Mohamed Siyad ayaa ku jira

i was suprised that U knew his jiffo before Voltage oo half Habar Isse ah and he didnt know :lol: :lol:

teeda kale, Habar Isse gaabnimo lagu yaqaan, kan xaguu dheerarka ka keeney

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Mon May 09, 2011 5:22 am
by zingii
Good luck to Abudwaq. We will build a bigger one in Beled Xaawo.

ps. Will it have a turf?

:lol: :lol: :up: :up:

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Mon May 09, 2011 12:45 pm
by quark
Habar cisse 8-)

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Mon May 09, 2011 2:31 pm
by Voltage
:lol: Coolpoison u got jokes ma istiri... to answer ur q, i know the guy personally.
malaha dhiig Rer Mohamed Siyad ayaa ku jira

i was suprised that U knew his jiffo before Voltage oo half Habar Isse ah and he didnt know :lol: :lol:

teeda kale, Habar Isse gaabnimo lagu yaqaan, kan xaguu dheerarka ka keeney
Just because precious might know him him or that they are my reer abti, every Habar Ciise has to be half Siyaad Diini? This guy makes no sense as usual. :lol:

p.s. I have never seen a short Habar Ciise.

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Mon May 09, 2011 6:14 pm

:lol: :lol: Voltage, you gotta admit that Coolpoison is delusional most of the time.

Cool, doqon ha iska dhigin ee qof aad taqaanid juffadiisa ma garanaysid miya?(common sense).

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Tue May 10, 2011 3:34 am
by Warsame101
Cumar Dheere :up:

CoolP, he got the tall gene from his reer-abti :)

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Tue May 10, 2011 8:27 am
by CoolPoisons
Waryaa Mad_Dogg why are U getting angry

most Habar Isse are short. waxay ka keenana from their dhabyaco blood. most Habar Isse intermarry with dhabyacos and we know midget dhabyacos are. look at abdisamad and quack, two dhabyacos oo Habar Isse rer abtiyal u ah.

Warsame, yaa Rer abti u ah?

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Tue May 10, 2011 11:44 am
by Voltage
Most Habar Ciise intermarry with reer Hawd. My mom's reer abti are Wagardhac, reer Allamaghan and her dad's reer abti are Dhulbahante, Cali Geri. They are tall wallahi, my abti is 6'3. Quark's reer abti are Habar Ciise? I only know about Abdisamed who is Cumar Maxmuud, reer Xirsi.

Warsame is he from UK?

Re: biggest garoon in Central Somalia be build in Abudwaq

Posted: Tue May 10, 2011 12:14 pm
by abdalla11
^Quark is cusmaan maxamuud.

short Coolpoison is obsessed with height gaabnaanta buu cuqdad ka qaaday :lol: